4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 7 , 2016
Daawo Sawiro'' bilicda iyo hormarka ballaaran oo ay sameysay magaalada Beledweyne
Arbaco, December, 07, 2016 (HOL) -  Magaalada Beledweyne waa xarunta gobolka Hiiraan, waxaa ay ku taallaa bartamaha Soomaaliya, waa magaalo ganacsi oo xiriirsa guud ahaanba gobollada Koonfurta iyo W/qooyiga dalka, waana magaalo taariikhi ah oo muddo dheer soo jirtay.

Sanadihii ugu danbeeyay magaalada waxaa ay sameysay hormar ballaaran oo dhinacyo badan taabanaya, gaar ahaan marka la eego dhinaca dhismaha oo ay ku soo kordheen daaro aad u qurxoon oo sare u qaaday guud ahaanba bilicda iyo muuqaalka magaalada marka aad sheeda kore ka eegto.

Hadaba Hoose ka Daawo sawiro laga qaaday muuqaalka magaalada :


C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya