4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 6 , 2016
Akhriso magacyada 36 xildhibaan oo lagu doortay magaalada Jowhar

Talaado, December, 06, 2016 (HOL) -Iyadoo guud ahaanba heer gabagabo ah ku dhaw yihiin doorashooyinka xubnaha aqalka hoose ee ka kala socda gobollada dalka, ayaa maamul gobolleedka Hirshabeelle waxaa soo dhamaaday doorashada xildhibaanno gaaraya 36 mudane oo  10 ka mid dumar yihiin  waxaana ka harsan kuraasta maamulka laga doonayo in uu soo buuxiyo 1 kursi oo kaliya.

Hadaba Akhriso magacyada xildhibaannada lagu doortay Jowhar :

No

Magaca Xildhibaanka
1 Cabdulahi Maxamed Sanbaloolshe
2 Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone)
3 C/saq Cumar Maxamed
4 Cumar Cisman Wasuge
5 Samiro Xasan Cabdulle
6 C/saq Axmed Maxamed
7 C/hi Goodax Barre
8 Farxiyo Muumin Cali
9 Khadijo Maxamed Diiriye
10 Faarax Cabdqadir
11 Cali Maxamed Cumar
12 Aadan Xasan Cali
13 Yusuf Xuseen Axmed
14 Farxiyo Maxamud Dhaqane
15 Maxamuud Cabdulahi Axmed
16 Cismaan Maxamed Cabdi
17 Yusuf Ibraahin Afrax
18 Cabdulahi Maxamed Nur
19 Maxamed Abukar Islow
20 Mino Xasan Shibis
21 C/dir Carabow Ibrahin
22 C/qadir Cosoble Cali
23 C/hi Colaad Roble
24 Maxamed Cumar Ceymoy
25 Madino Suusow Maxamud
26 Xuseen Cabdi Cilmi
27 Sh/Sitar Sh.C/xiin Sh.Xasan
28 Maryan Axmed Haarun
29 Amina Maxamed Cabdi
30 Daahir Amiin Jeesow
31 C/fatax Qasim Maxamud
32 Faadumo Faarax Ibrahim
33 Maxamud C/dir Benebene
34 Khalif Cabdi Cumar
35 Maxamud Maxamed Jimcale
36 Xiis Xasan Ibraahim

 C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya