4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Dec 6 , 2016
AKHRISO: Magacyada Dhamaan Xubnaha Aqalka Hoose ee lagu Doortay Magaalada Baydhabo


Talaado, December 06, 2016 (HOL) — Maamulka Koonfur-galbeed ayaa soo Gunaanaday Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Cusub ee Federaalka Somalia, Iyadoo tirada guud ee Xubnahaan ay tahay 69 Xildhibaan.

Hadaba, AKHRISO: Magacyada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baydhabo lagu doortay;

01. Maxamed Sheekh Cusmaan [Jawaari]
02. Ibraahim Isaaq Yaroow
03. Fowsiya Maxamed Sheekh
04. Shariif Maxamed Cabdalla
05. Daahir Cabdi Cabdullaahi
06. Khaliif Sheekh Cabdullahi
07. Cali Cabdi Cismaan
08. C/weli Ibraahim Sheekh Muudeey
09. Hani Maxamed Aadan
10. Idiris Cabdi Taktar
11. Maxamed Mursal Sheeh Cabdiraxmaan
12. Macallin Cali Aadan
13. Axmed Xaaji Maxamed
14. Cabdirashiid Maxamed Axmed
15. Prof. C/raxmaan Aadan Ibraahim
16. Isgoowe Deeroow Isaaq
17. Saalim Caliyoow Ibroow
18. Cali Sheekh Maxamed
19. Maryan Macallin Isaaq
20. Muna Khaliif Sheekh Abuu
21. Shariif Sheekhunaa Maye
22. Maxamed Nuuraani Bakar
23. Sheekh Aadan Maxamed Nuur [Madoobe]
24. Sheekh Xasan Cismaan Xuseen [Qoryooleey]
25. Sareedo Maxamed Cabdalla
26. Maxamed Maxamuud Boonoow
27. Maxamed Isaaq Cismaan
28. C/fataax Maxamed Ibraahim [Geeseey]
29. Imaan Cabdullaahi Cali
30. Xasan Ibraahim Maxamed
31. Xaniifa Maxamed Ibraahim
32. Xuseen Cismaan Xuseen
33. Aamina Xasan Cali
34. Maxamed Siciid Cabdullaahi
35. Sayid Cali Cabdulqaadir Macallin
36. Cabdullaahi Cumar Abshir
37. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil
38. Cabdulwahaab Ugaas Khaliif
39. Cabdulqaadir Xasan
40. Samra Ibarahim Cumar
41. Xasan Cabdi Nuur
42. Maxamed Mursal Maxamed
43. Yaquub Cali Maxamed
44. San-dheere Mad Iftiin
45. Cabdicasiis Xasan Maxamed
46. Rabiico Sheekh Nuur
47. Maxamed Axmed Garweyne
48. Aadan Ibraahim Dhaayoow
49. Axmed Cumar Isloow
50. Maxamed Xuseen Afaraale
51. Axmed Mayoow Cabdulle
52. Cabdullaahi Xasan Cali
53. Cali Yuusuf Cismaan
54. Cismaan Xaaji Cali
55. Isaaq Maxamed Maxamuud
56. Xamza Siciid Xamza
57. Jawahir Cadaawe Cabdi
58. Aamina Sheekh Cismaan
59. Maxamed Cumar Dalxa
60. Nadiifa Aadan Isaaq
61. Safiya Xasan Nuur
62. Xasan Cali Maxamed
63. Maxamed Jaamac Mursal
64. Maxamuud Macallin Yaxye
65. Sheekh Shaacir Maxamed
66. Cali Aadan Maxamed
67. Deeqa Xuseen Xasanoow
68. Xasan Maxamuud Sheekh
69. Xasan Macallin

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya