4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 5 , 2016
RW Somalia oo soo jeediyay in Doorashada Gobollada Waqooyi lagu Qabto Xarunta Xalane


Isniin, December 05, 2016 (HOL) — Ra´iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa soo jeediyay in doorashada Gobollada Waqooyi ee Somalia lagu Qabto Xalane, kaddib War-saxaafadeed uu soo saaray.

Haddaba, War-saxaafadeedka RW Xukuumadda Soomaaliya ayaa u Qornaa Sidaan:
 

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya