4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Oct 30, 2015
Xubnaha Guddiga Farsamada Maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo Maanta la Magacaabay


Jimco, Oktoobar 30, 2015 (HOL) — Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Xubnaha la magacaabay oo ka kooban 14-xubin ayaa waxaa ku jira laba haween, halka inta kalena ay rag yihiin, iyadoo la sheegay inay guddigaan go'aannada rasmi ah gaari doonaan, aysanna ka mid noqon doonin baa la yiri xildhibaannada maamulkaas ee lasoo xulayo.

Haddaba; AKHRISO: Magacyada Xubnaha Guddiga Farsamada ee la magacaabay;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online  
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya