4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, May 7 , 2015
SAWIRRO: Kulan lagu taageeray shirweynaha ka socda Baladweyne oo lagu Qabtay Dalka Canada


Khamiis, May 07, 2015 (HOL) — Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda shir dib u heshiisiineed, kaasoo ay beelaha wada-dega Gobolka Hiiraan, si ay heshiisyo uga gaaraan khilaafyo horay u dhexmaray.

Haddaba shir lagu taageerayo shirk aka socda Baldaweyne ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee xarunta Canada, kaasoo ay ka qaybgaleen, qaybaha kala duwan ee blushada, sida aqoonyahannada, dhallinyarada, haweenka iyo waxgaradka magaaladaas ku nool.

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Onlin
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya