4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, May 25, 2015
Maamulka Jubba oo lasoo dagay gaadiid dagaal oo casri ah


Isniin, May 25, 2015 (HOL) — Maamulka KMG ee Jubbaland ayaa lasoo dagay gaadiid dagaal oo casri ah, kaa oo ay ugu deeqday dowladda Imaaraadka Carabta.

Madaxweeynaha Mamulka Jubbaland Axmed max'ed Islaam (Axmed madoobe) iyo kuxigeenka Mudane C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa booqday dekedda Kismaayo halkaasoo lagu dajinayay gaadiidka ay ku deeqday dowladda Imaaraadka.

Halkan ka daawo warbixinta.




Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.