4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, May 11, 2015
DAAWO SAWIRRADA: Muuqaalka Magaalada KISMAAYO ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose
Isniin, May 11, 2015 (HOL) — Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa mudooyinkii u danbeeyay laga dareemay horumar baaxad leh oo dhanka dhismaha iyo ganacsiga ah, iyadoo ay magaalada kusoo kordheen hoteello loo dhisay qaab casri ah, xarumihii hore ee dowladda oo dyaactir lagu sameeyay iyo bulshada oo aad ugu soo badaneeyso.

Halkan hoose ka daawo sawirro ka turjumaya bilicda magaalada Kismaayo.



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya