4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Mar 7 , 2015
AKHRISO: War-murtiyeedkii ay soo saareen Maamullada Jubaland & Puntland
Sabti, Maarso 07, 2015 (HOL) — Kadib mudo afar maalmood ah oo madaxweeynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland uu ku sugnaa magaalada Kismaayo ayuu shalay gelinkii danbe dib uga ambabaxay magaalada, iyadoo madaxda labada maamul ay saxaafadda usoo bandhigeen war murtiyeed ay si wadajir ah uga soo saareen kulamadii ay yeesheen labada dhinac.

Hadaba hoos ka aqriso war murtiyeedka ay labada dhinac soo bandhigeen;