Axad, Maarso 15, 2015 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa mar labaad isku-shaandheyn kooban ku sameeyey golaha wasiirrada.Isku-shaandheynta oo dhacday xalay, waxay saameyn ku yeelatay qaar kamid ah wasiirrada, wasiiru dowleyaasha iyo madaxda hay'adaha dowliga ah sida: Bankiga Dhexe iyo Wakaaladda Biyaha.