4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Jun 8 , 2015
Guddiga Xiriirka Isboortiga Jubbooyinka oo la Magacaabay Maanta (DAAWO Magacaabidda)
Isniin, Juun 08, 2015 (HOL) —Gudoomiyaha isboortiga Jubbaland Mudane Cabdi Max'ed Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay xubnaha gudiga isboortiga ee gobollada Jubooyinka, iyadoo gudoomiyuhu uu sheegay in gudigani uu wax weyn ka badali doono isboortiga gobollada Jubooyinka.

Halkan ka daawo warbixinta ku saabsan gudiga maanta la dhisay;



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.