4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Jun 8 , 2015
DAAWO: Dibadbaxyo waaweyn oo ka dhacay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose


Isniin, Juun 08, 2015 (HOL) —Dibadbax oo ahaa kii ugu ballaarnaa ee mudo sanado badan ka dhaca magaalada Kismaayo ayaa waxa ka qeybqaadanayay shacab kala duwa oo isaga kala yimid xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo, masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee bulshada reer Kismaayo.

Halkan ka daawo Warbixinta dibadbaxyadii ka dhacay Kismaayo.



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya