4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, July 5 , 2015
DAAWO: Wafdi ka Socda Dowladda Talyaaniga oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo
Axad, Luuliyo 05, 2015 (HOL) — Waxaa maanta magaalada Kismaayo si diiran loogu soo dhaweeyay wafdi ka socday hay'ad lagu magacaabo Jeebu oo ka dhisan dalka Talyaaniga, taasoo ka shaqeeysa arimaha waxbarashada.

Hay'adda ayaa ballanqaaday in ay Kismaayo ka hirgelin doonto barnaamij horumarineed, oo ay qeyb ka tahay dhanka waxbarashada.

Halkan ka daawo warbixinta.



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.