4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, July 1 , 2015
DAAWO: Guddoomiyaha Jubbada Hoose oo ka Warbixiyay Xaalada Ammaan ee ka jirta Gobolka
Arbaco, Luuliyo 01, 2015 (HOL) — Gudoomiyaha gobolka J/hoose Mudane C/rashiid C/laahi Gooni oo wareeysi gaar ah siiyay shabakadda HOL ayaa ka warbixiyay xaaladda ammaan ee gobolka J/hoose, xilli dhawaan ay ka dhaceen iska horimaadyo u dhexeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo Al-shabaab.

Halkan ka daawo warbixinta gudoomiyaha





Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.