4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, July 1 , 2015
DAAWO: Munaasibadda 1-da Luulyo oo laga xusay Kismaayo
Arbaco, Luuliyo 01, 2015 (HOL) —Munaasibadda maalinta xoriyadda umadda Soomaaliyeed ayaa xalay siweyn looga xusay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, iyadoo xuska maalintan ay kasoo qeybgaleen madax ka tirsan maamulka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Kismaayo.

Halkan ka daawo warbixinta xuska 1-da Luulyo.





Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.