4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Feb 4 , 2015
DAAWO: Wariye Raage Omar oo Warbixin ka diyaariyay Magaalada Muqdisho

Arbaco, Feberaayo 04, 2015 (HOL) — Wariye Raage Oomaar oo u shaqeeya Telefishinka ITV ee dalka Britain laga leeyahay ayaa dhawaan booqday Muqdisho, isagoo ka diyaariyay warbixin dhinacyo badan taabaneysa, wuxuuna Raage oo sheegay in yaraantiisii Muqdisho ay ugu dambeysay uu warbixintiisa kaga hadlay wixii uu ku arkay caasimadda Soomaaliya; kaddib 25 sanadood oo ay ka jireen colaado.

Raage Omar ayaa maray meelo badan oo Muqdisho ah, kuwaasoo ay ku jiraan dhismayaal burbursan. Haddaba Filimkan kaga bogo warbixinta ku saabsan Muqdisho ee uu diyaariyay wariyaha.



Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya