Hiiraan Online
2/10/2025
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Aug 25, 2014
Hogaanka Waaxda Jinsiyadaha iyo Socdaalka Puntland oo la soo Magacaabay
Isniin, August 25, 2014 (HOL) - Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, kuna taariikhaysnayd August 20, 2014, ayaa lagu soo magacaabay Madaxa Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Maamulka Puntland.
Xilkaas waxaa loosoo magacaabay Cabdirashiid Cali Axmed oo horay usoo noqday qusulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Zambia, sidoo kalena in muddo ah lasoo shaqeynayey hay'adda maxalliga ah ee TASS qaybteeda gobolka Mudug.
Digreetada kasoo baxady madaxtooyada Garoowe oo nuqul kamid ahi uu soo gaaray Hiiraan Online, waxay u qornayd sidan:
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaaliya