Jimco, 20 September 2013(HOL)—Agaasimaha Hay’adda Cilmi baarista iyo wadatashiga CRD Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ka mid ah aqoonyahannadii ka qeybgalay shirkii New Deal ee Soomaaliya loogu qabtay xarunta Midowga Yurub uu leeyahay Magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa wareysi ku saabsan shirkaas waxaa uu siiyay TV-ga Somali Channel, wuxuuna wareysiga uga warramay mirihii shirka ka soo baxay, sida dhaqaalaha lagu yaboohay ay dowladda ku heli karto, waxa la gudboon dowladda iyo arrimo kale.
DAAWO WAREYSIGA