4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Jun 19, 2013
DAAWO SAWIRRADA: Weerarkii Maanta lagu Qaaday Dhismaha ay Hay'adda UNDP ku leedahay Magaalada Muqdisho

Arbaco, Juun 19, 2013 (HOL) — Xarunta UNDP ee Muqdisho ayaa waxaa maanta barqadii weeraray xoogag taabacsan Al-shabaab, kuwaasoo uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha in dhamaantood ay goobta ku dhinteen, sidoo kale wasiirku wuxuu sheegay in lagu dilay halkaas afar ilaaladii xarunta ka mid ahaa iyo afar ka mid ahaa ajnabigii UNDP u shaqeynayay.







Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya