4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 30, 2013
Liiska Magacyada Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Puntland

Isniin, December 30, 2013 (HOL) — Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Puntland ayaa goor dhow shaaciyay magacyada 66-ka xildhibaan ee ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee Puntland.

Guddiga oo shir-jaraa'id ku qabtay xarutna baarlamaanka ee magaalada Garoowe, ayaa war-baahinta usoo gudbiyey liiska magacyada xildhibaanada cusub oo u qornaa sidan:

XILDHIBAANNADA GOBOLLADA BARI, KARKAAR IYO GARDAFUUY

  1. Siciid Maxamed Salaad
  2. Eng. Jaamac Faarax Aadan
  3. Maxamed Axmed Ibraahim
  4. Maxamed Cismaan Xasan
  5. Ayaanle Yuusuf Ismaaciil
  6. C/casiis Siciid Maxamed (Gacamey)
  7. Yuusuf Maxamed Axmed (Gaacshe)
  8. C/risaaq Siciid Aadan
  9. Maxamed Maxamuud Ismaaciil
  10. C/xamiid Sheekh C/salaam Ciise
  11. Maxamed Nuur Siciid
  12. Ayaanle Gallan Guuleed
  13. Siciid Cali Maxamed
  14. Mustafe Bile Maxamuud
  15. Salaad Xareed Cali
  16. C/qaadir C/salaam Sh. Maxamuud
  17. Siciid Shire Maxamed (Gaar-Cad)
  18. C/raxmaan Siciid Faarax
  19. Siciid Maxamed Cismaan
  20. Xasan Xaaji Siciid Maxamuud
  21. C/risaaq Muuse Maxamed

XILDHIBAANNADA GOBOLKA NUGAAL:

  1. C/salaam Xuseen Bootaan
  2. Liibaan C/laahi Aw-cabdi
  3. Siciid Cabti Samatar
  4. Maxamuud Faarax Warsame
  5. C/daahir Siciid Ciise
  6. Maxamed Faarax Nuux
  7. Burhaan Aadam Aw-cabdi
  8. C/kariim Xuseen Guure
  9. Siciid Xuseen Nuur

XILDHIBAANNADA GOBOLLADA SANAAG IYO HAYLAAN:

  1. Cismaan Dalmar Yuusuf. 
  2. Cabdixamiid Maxamed Axmed 
  3. Axmed Cali Xaashi. 
  4. Maxamed Cali Guuleed. 
  5. Abshir Siciid Saalax. 
  6. Cabdiraxmaan Cali Jibriil. 
  7. Siciid Xasan Shire. 
  8. Siciid Daahir Qodax. 
  9. Cumar Maxamed Irbad. 
  10. Ismaaciil Cabdi Abtiile. 
  11. Cabdi Siciid Kafad. 

XILDHIBAANNADA GOBOLLADA SOOL IYO CAYN:

  1. Saleeban Maxamed Cilmi. 
  2. Cabdul Cabdi Faarax . 
  3. Faarax Caydiid Casoowe. 
  4. Cabdirisaaq Jaamac Cabdibile. 
  5. Saadiq Abshir Garaad Maxamed. 
  6. Cali Jaamac Faarax. 
  7. Kayse Cawil Cali Boowe. 
  8. Aadan Xaaji Xuseen Ismaaciil. 
  9. Xariir Gaas Guutaale. 
  10. Maxamed Cabdilaahi Cilmi. 
  11. Xuseen Yaasiin X.Diiriye. 
  12. Axmed Maxamed Jibriil. 
  13. Faarax Sulub Jaamac. 
  14. Cali Axmed Cismaan. 
  15. Cumar X.Cabdi Ibraahim

XILHIBAANNADA GOBOLKA MUDUG:

  1. Cabdirisaaq Yaasiin Cabdulle. 
  2. Cabdirashiid Maxamed Xirsi. 
  3. Raxmo Cabdixabiib Jaamac 
  4. Cabdiqaadir Faarax Bootaan. 
  5. Cabdixakiin Macalin Daahir.
  6. Axmed Jaamac Cabdulle. 
  7. Nuuradiin Cabdirashiid Cali. 
  8. Xasan Xaange Maxamed Faarax. 
  9. Cali Jaamac Xasan.
  10. Maxamed Cabdi Warsame. 

Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaaliya