More Articles
Khamiis, January, 4, 2024 (HOL) - Xildhibaanada Soomaalida ah ee ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ee laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari kenya ayaa si kulul u cambaareyay damaca dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeyb ka mid ah Badda Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Arbaco, January, 3, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujisay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka taagan Geeska Afrika, kaddib markii ay Itoobiya iyo Somaliland kala saxiixdeen heshiis is-afgarad ah oo Itoobiya u ogolaanaya inay hesho badda cas.
Talaado, January, 2, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wadatashiga oo ay ku midaysan yihiin, dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Baanadir.
Isniin, January, 1, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Somaliland oo isfaham heshiis iskaashi kala saxeexday, ayaa ku heshiiyay in Somaliland ay Itoobiya u ogolaato in saldhig ciidan laga siiyo badda Somaliland, Itoobiyana ay Somaliland aqoonsato.
Axad, December, 31, 2023 (HOL) - Musharaxiinta madaxweynaha maamulka Puntland, kuwaas oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe, ayaa digniin adag ka bixiyay waxay ugu yeereen boob uu madaxweyne Deni ku hayo kuraasta baarlamaanka ee beeluhu ay leeyihiin.
Sabti, December, 30, 2023 (HOL) - Dowlada Ingiriiska ayaa soo dhawaysay qodobadii kasoo baxay wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee Jabuuti.