More Articles
Sabti, December, 25, 2021 (HOL) - Xubno ka tirsan guddiga doorashada heer Fedaraal oo uu shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada heer Fedaraal Mowliid Mataan ayaa xil ka qaadis waxay ku sameyeen guddoomiyahii guddiga doorashada heer Fedaraal Maxamed Xasan Cirro.
Warkii oo dhan
Jimco, December, 24, 2021 (HOL) - Qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsaneyd ciidanka Nabadsugida Qaranka oo markii ugu dambeysay lagu waayay gacanta hay'adda NISA ayaa goordhaw warsaxafadeed cusub oo la xariira kiiska gabadhooda ay soo saareen waxay ku sheegeen inuusan wali duugmin kiiska gabadhooda oo ay sugayaan wali cadaalada.
Khamiis, December, 23, 2021 (HOL) - Dadaallo nabadeed oo loogu jiray joojinta colaadda magaalada Bosaso ayaa ugu dambayn lagu guulaystay in la kala qaado ciiddamadii ku dagaalamayay gudaha Bosaso.
Arbaco, December, 22, 2021 (HOL) - Taliska ciiddanka PSF ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inuu mas'uul ka yahay dagaalka labada cishe ka socda magaalada Boosaaso, waxayna sheegeen dhankooda in ay xun yihiin dhibaatada iyo khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.
Talaado, December, 21, 2021 (HOL) - Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (Amisom) u kordhiyay saddex bilood oo dheeraad ah oo ay kusii joogaan dalka, si ay Soomaaliya iyo Midowga Afrika uga wada xaajoodaan mustaqbalkooda fog ee howlgalka AMISOM.
Isniin, December, 20, 2021 (HOL) - Taliyaha ciiddanka badda Soomaaliya Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa ku eedeeyay raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble inuu boob ku hayo dhulkii ay lahaayeen ciiddamada badda Soomaaliya.
Axad, December, 19, 2021 (HOL) - Guddiga Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ayaa maanta dib u bilaabay doorashada musharraxiinta ku tartamaya kuraasta aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya.