1/15/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 28, 2024

Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa maanta afar ruux oo dhalinyaro ganacsato aheyd ku toogtay goobahooda ganacsi oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 27, 2024

Axad, October, 27, 2024 (HOL) - Hay’adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 26, 2024

Sabti, October, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay taageerayaan madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu qabsado doorasho uu maamulkiisa u madax bannaan yahay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 25, 2024

Jimco, October, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa galabta si weyn usoo dhoweysay markabka sahminta ee ORUC REIS oo ah markab casri ah oo laga leeyahay dalka Turkiga, kaasi oo lagu wado inuu xeebaha Soomaaliya ka bilaabo sahamintii ugu horraysay oo lagu baarayo shidaal iyo Gaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 24, 2024

Khamiis, October, 24, 2024 (HOL) - 164-tahriibayaal Soomaali ah oo ku xayirnaa dalka Liibiya ayaa maanta si nabad gelyo ah dib ugu soo laabtay Muqdisho, taasoo qayb ka ah dadaallo xiriir ah oo ay iska kaashanayaan Soomaaliya, Midowga Yurub (EU), Ururka Socdaalka Adduunka IOM, iyo hay'adda qaxootiga UNHCR.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 23, 2024

Arbaco, October, 23, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay beesha caalamka in ay Soomaaliya yeelanayso hoggaaminta howlgalka cusub ee nabad ilaalinta ee AUSSOM, iyadoo intaas ku dartay in ay xaq u leedahay inay xulato dalalka ciidamada ku taageeraya howlgalka cusub.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]