advertisements

Barnaamijka Bishan Barkeysan ee Ramadaan

fiogf49gjkf0d
Ramadaan: Fursad Qaaliya Oo Mudan In Laga Faa'ideysto
Qore: Sheikh Saciid Cali Axmed

Walaalayaal, Ramadaantu waa fursad qaaliya oo ay adagtahay sida lagu helaa. Waa fursad uu Ilaahay adoomihiisa siiyo sanadkiiba mar, si intoodii shaydaan duufsaday ay ugu soo laabtaan dariiqiisa, intoodii toosnaydana ay khayrka u sii kordhistaan. Ramadaan waa fursad albaabada NAARTA la xidho, kuwa JANADANA la furo. (Wada Aqriso)

Barnaamijka Carruurta ee Bishan Ramadaan (Qaybta 1aad)
Qore: Idriis Axmed Cusmaan

Caruureey barnaamijkan waxaan ugu talo galnay inaad kaga faaideysataan barashada in Allah keliya la caabudo, jaceylka Allah iyo rasuulkiisa salallahi caleyhi wasallam; ducooyinka, salaada, soonka, waalidka oo la adeeco, edebta, nabada, iyo naxriista,. Waxaad kaloo ka baran doontaan in waajib yahay in laga dhowrsado waxyaabaha xun xun, sida beenta, khiyaanda,  gardarada,  rabshada.. (Wada Aqriso)

Ramadan Education for Children

by Idris Ahmed Osman

Assalamu Alaikum, this is an opportunity for you too children.
This programme is to teach you about all good things in life. This is a blessed month called Ramadan. In Ramadan, we Muslims fast for thirty or twenty nine days. Allah told us to do so it is type  of worship and obedience. In this month, we do not eat and drink the whole day from dawn to dusk. As Muslims, O’ children, you have to learn about your religion (Islam). (Read full story)