![]() |
|
Prof. Said Samatar iyo Prof. Ahmed Samatar |
Qaybta afka Soomaaliga ee VOA ayaa Siyaasadan Cusub ee Markeykanka waxay ka wareysatay laba Professor oo kala ah Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo hurmoodka ka ah macadka xiriirka caalimiga ee jaamacadda Macalester ee Gobolka Minnesota iyo Prof. Said Sheikh Samatar oo culuumta taariikha Afrika ka dhiga Jaamacadda Rutgers ee magaalada Newark ee Gobolka New Jersey.
Doodaan oo laga sii daayey Idaacadda VOA bishii aan soo dhaafnay ee may 27keedii ayaa codsi nooga yimid dadweynaha Soomaaliyeed ee ku xiran shabakaddan Hiiraan Online awgeed ayaan waxaan fursad u siineynaa in ay mar kale halkaan ka dhageystaan.
Dood: Siyaasadda dowladda Mareykanka ee ku wajahan Soomaaliya (Qaybta 1aad)
Dood: Siyaasadda dowladda Mareykanka ee ku wajahan Soomaaliya (Qaybta 2aad)
