Codbixin - Hal cod maalintiiba (Muddo hal usbuuc ah)
Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in gobolada ay ka taliyaan Maxakamadaha Islaamka laga mamnuucay ka ganacsiya iyo istcimaalka "QAADKA".
| Sideed u aragtaa joojinta qaadka, gobolada ay maamulaan Maxaakiimta Islaamka |
|
| Answers |
Votes |
Percent |
| 1. |
|
Haa - waan ku raacsanahay in Maxaakiimta ay joojiyaan qaadka |
4130 |
82% |
| 2. |
|
Maya - kuma raacsane in Maxaakiimta ay joojiyaan Qaadka |
916 |
18% | |
|
Total Votes: 5046 | |