advertisements

Seminar: Abdi Ismail Samatar

SEMINAR

Abdi Ismail Samatar Professor, geography and global studies

Date:         February.05. 2007 (Isniin)

Location: University of Oslo (Helga Engs Hus)

Time:        16:00-19:00

 

 

16:00-16:10:          Warbixin (Presentation)

 

16:10-17:10:          Samatar 

 

17:10-17:45:          Su’aalo (Questions)

 

17:45-18:15           Nasasho (Breack)

 

18:15-19:00           Su’aalo iyo gabagabo (Conclusions)

 

MOWDUUCA (TOPIC)

 

CURRENT SOMALI SITUATION:

CHALLENGES, OBSTACLES AND CONTRIBUTION OF THE SOMALI PROFESSIONALS INCLUDING THE DIASPORA

AQOON IS WEYDAARSI

 

Soomaalida deggen Oslo iyO agagaarkeeda waxaa la ogeysiinayaa in maalinta Isniinta ah ee ay taariikhdu tahay 05.02.2007 saacaddu markay tahay 16:00—19:00 la qaban doono aqoon is weydaarsi Soomaaliyeed, aqoon is weydaarsiga waxaa lagu qabanayaa Jaamicadda Oslo, dhismaha Helga Engs Hus. Waxaana marti noo ah Professor Abdi Ismail Samatar oo muxaadaro ka jeedin doona halkaa.

Aqoon is weydaarsigu wuu furan yahay qof walbana wuu ka soo qeyb gali karaa.

 

 MOWDUUCA LAGA HADLAYO WAA:

 

XAALADDA SOOMAALIYA EE MAANTA:

 

CAQABADAHA IYO DHIBAATOOYINKA JIRA, MAXAY KA GEYSAN KARAAN XIRFADLAYAASHA SOOMAALIYEED OO AY KU JIRAAN KUWA DALKA DIBADDIISA KU NOOL.