Talaado, October, 24, 2023 (HOL) - Guddida Ladagaalanka Sicir-bararka Somaliland ayaa soo saaray go'aamo kor loogu qaadayo qiimaha shillinka Somaliland oo hoos u dhac ku yimid.
newsinsideGuddida ayaa fartay dhamaan shirkadaha ganacsiga iyo kuwa adeegyada bixiya in ay alaabada iyo adeegyada ay bulshada ka iibiyaan, ay ku iibiyaan Shillinka Somaliland.
Sidookale waxa lagu amray shirkadaha sarifka iyo kuwa kale ee ka ganacsada lacagta, in ay u hoggaansamaan heerka sarifka ee uu sida maalinlaha ah usoo saaro Baanka Dhexe ee Somaliland.
Hoos ka akhriso amarada ay guddidu soo saartay oo intan ka badan:-