Jimco, November, 17, 2023 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in nin Soomaali ah uu ku dilay xaaskiisa hotel magaaladaas ku yaala.
newsinsideWararka ayaa sidoo kale sheegaya in lamaanahaan dalxiis ahaan u yimaadeen dalka Turkiga, waxaana la xaqiijiyay in gabadha dhimatay ay haysatay dhalashada dalka Ingiriiska.
Dilka uu ninka Soomaaliga ah u geystay xaaskiisa ayaa ila hadda aan la xaqiijinin, waxaana laga war sugayaa baaritaan ay wadan dowladda Turkiga.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ninkan uu qirtay dambiga uu galay, kaasoo haatan ku jira gacanta ciidanka Booliiska dalka Turkiga.