Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, May 30, 2023
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la fashiliyay weerar Alshabaab saakay ku qaadeen degaanka Masagawaa
Talaado, May 30, 2023 (HOL) - Ururka Alshabaab ayaa saakay hiirtii waaberi weerar culus ku qaaday degaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud, halkaas oo fariisin u ahayd ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
Kooxda Alshabaab ayaa sheeganaysa inay la wareegeen deegaanka Masagaawaa.
Balse, ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay ka hortageen weerarka Alshabaab ay kusoo qaadaan Magaalada Masagawaay.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Alshabaab halkaasi looga dilay tiro oo maleeshiyaad ah.
Dowladdu waxay sheegtay in ciidanka xoogga dalku ay ka warqabeen weerarka Alshabaab.
Waxay sheegtay in cidanku haatan ay sii baacsanayaan firxadka kooxda Alshabaab.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii Alshabaab ay cagta mariyeen saldhiggii ciidanka ATMIS ee degaanka Buulo Mareer.
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo bilaabay kaadhka codbixinta
5/30/2023 2:02 PM EST
Talaado, May, 30, 2023 (HOL) - Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in kaadh qaybinta dadkii ka qaybqaatay diwaangalinta doorashadu uu bilaabmi doono 31 bishan May.
Shariif Xaaji oo ka mid noqday Baarlamaanka gobolka Alberta ee dalka Canada
5/30/2023 12:53 PM EST
Talaado, May 30, 2023 (HOL) - Shariif Xaaji oo ah Somali ka tirsan Xisbiga NDP ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyay ee Somali ah oo ku guuleystay si aqlabiyad leh doorasho ka dhacday gobolka Alberta maalinimadii Shalay oo Isniin aheyd.
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 30 kamid ah Shabaab lagu dilay weerarkii ay kusoo qaadeen Masagawaa
5/30/2023 7:19 AM EST
Talaado, May 30, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay weerar kooxda Alshabaab ay saakay waaberigii kusoo qaadeen degaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud.
Madaxweyne Deni oo arrin khatar ah ku tilmaamay heshiiska ay Muqdisho ku gaareen golaha wadatashiga qaran
5/30/2023 6:34 AM EST
Talaado, May 30, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa sheegay in aysan waxba ka qusaynin heshiiskii golaha wadatashiga qaranka ay ku gaareen magaalada Muqdisho, kaasoo wax looga beddelay qaab dhismeedka dowladda Soomaaliya.
ATMIS oo shaacisay iney ka jawaabtay weerarkii Al-shabaab ee Saldhiga degmada Buula mareer
5/30/2023 4:19 AM EST
Talaado, May 30, 2023 (HOL) - Taliska guud ee ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS, ayaa shaaciyay iney weerar ka dabatag ah ay kaga soo aar guteen dagaalamayaashii shabaab ee Jimcihii lasoo dhaafay weerarka geystay Saldhiga ciidanka ATMIS ee degmada Buula mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Isimada dhaqanka gobolada SSC oo kulan la qaatay Raysal wasaaraha Soomaaliya
5/30/2023 2:50 AM EST
Talaado, May 30, 2023 (HOL) - Rayaal Wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xalay kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Isimada dhaqanka gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn oo maalin ka hor soo gaaray magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Somali News
Sharif Haji becomes first Somali-Canadian elected to Alberta's parliament
-
HOL
5/30/2023 1:28 PM EST
Edmonton (HOL) - The New Democratic Party's Sharif Haji clinched a historic victory on Tuesday in Alberta's provincial election, becoming the first Somali-Canadian elected to Alberta's Parliament. In a closely-watched contest, Haji outperformed fellow Somali-Canadian Sayid Ahmed, a Conservative candidate, winning the Edmonton-Decore seat with 52.5% of the votes.
Somali man accused of killing a Parkwood boy over a lighter appears in court
-
IOL
5/30/2023 12:41 PM EST
Cape Town - The shopkeeper accused of shooting a teen Parkwood soccer player over a lighter has made his first appearance in the Wynberg Magistrate’s Court.
Campaigners appeal for nurses’ help in ending FGM
-
Nursing Times
5/30/2023 12:19 PM EST
With just one question, nurses can play a key part in uncovering and ending a horrific form of abuse affecting women and girls across the world. This is the message from campaigners who have issued a direct appeal for nurses’ help in their fight against female genital mutilation (FGM).
Cholera catastrophe looming at Kenya refugee camp, aid group warns
-
VOA
5/30/2023 12:08 PM EST
Health care providers in Kenya's Dadaab refugee camp say an ongoing cholera outbreak is becoming a looming catastrophe. Doctors Without Borders has described the six-month-long cholera outbreak as the worst yet, amid an influx of new refugees from Somalia.
A brutal murder and the 30 minutes that changed everything
-
Liverpool Echo
5/30/2023 12:01 PM EST
Suspects wanted in connection with the brutal murder of a young man in the city centre are believed to have fled the country.
Somali army kills 30 al-Shabab fighters in foiled attack on base
-
HOL
5/30/2023 9:56 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali government killed at least 30 al Shabab militants in a foiled attack on a military base in central Somalia on Tuesday morning, the government said.
Prominent Somali politicians protest at election overhaul deal
-
AFP
5/30/2023 5:44 AM EST
MOGADISHU: A group of leading Somali politicians denounced Monday a move to overhaul the country’s electoral system and introduce universal suffrage, charging that there was a lack of broad consultation and that some of the proposals were unconstitutional.
US, Saudi Arabia welcome Sudan ceasefire extension
-
BBC
5/30/2023 1:25 AM EST
The United States and Saudi Arabia have welcomed the extension of a ceasefire deal between Sudan's warring military factions for another five days.
VIDEO: Mogadishu residents welcome introduction of direct vote
-
Africanews
5/30/2023 1:23 AM EST
The decision by Somalia's leaders to change the country's electoral process from an indirect clan-based system to a one-man, one-vote dispensation has been welcomed by many in the capital Mogadishu.
Qatar strongly condemns attack on peacekeeping forces in Somalia
-
QNA
5/30/2023 1:20 AM EST
Qatar expressed its strong condemnation and denunciation of the attack that targeted the Ugandan peacekeepers participating in the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), which resulted in deaths.
Prime Minister Hamsa meets with SCC-Khatumo elders in Mogadishu
-
HOL
5/30/2023 1:15 AM EST
Mogadishu (HOL) - Prime Minister Hamsa Abdi Barre held a dinner meeting on Monday night with the traditional elders from the Sool, Sanaag, and Ayn regions, collectively known as SCC-Khatumo.
Al Shabab attack Somali army base in Galgadud region
-
HOL
5/30/2023 1:09 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Somali National Army (SNA) repelled an al-Shabaab attack on one of its bases in the central region on Tuesday morning.
ExxonMobil: Africa to remain relevant in oil exploration in years to come
-
This Day Live
5/30/2023 12:48 AM EST
ExxonMobil will continue the search for big new oil and gas fields that can help fund alternative energy sources such as LNG and renewables, even as the threshold for committing exploration spending gets ‘ever higher,’ the US supermajor upstream exploration chief, John Ardil, has said in an interview.
Somalia, AU agree to secure main supply routes for relief access
-
Xinhua
5/30/2023 12:43 AM EST
Senior Somali officials and military officers of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said they have held talks aimed at securing main supply routes to ease access to humanitarian aid in southern Somalia.
Somalia says army kills 8 al-Shabab militants, arrests 2 others
-
Xinhua
5/30/2023 12:34 AM EST
The Somali National Army (SNA) killed eight al-Shabab militants and arrested two others in the central Galgadud region, an SNA officer confirmed Monday.
More countries are sliding into acute food insecurity, UN hunger hotspots report warns
-
WFP
5/30/2023 12:33 AM EST
“People forced from their homes, having lost their livestock and their livelihoods, desperately in need of the support that the World Food Programme is providing to keep them alive” – this is how Michael Dunford, Regional Director for the World Food Programme (WFP) in East Africa, described the challenges in Somalia when he visited the country recently.