Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, May 13, 2023
Maamulihii Cisbitaalka Guud ee G. Galgaduud oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Dr. Axmed Mahdi oo ka mid ahaa Dhaqaatiirta sida weyn looga yaqiinay Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada maamulka Galmudug
Allah u naxariistee Dr Ahmed Mahdi oo maamulihii muddo badane gacanta ku haaye isbtaalka guud ee gobolka Galgaduud ayaa ka mid ahaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee fara ku tiriska ahaa ee daaweeya Cudurada neef mareenka ku dhaco.
Dr. Axmed Mahdi ayaa in muddo ah ku noolaa dalka Finland isga xaaskiisa oo ayadna u dhalatay dalkaas Finland. Wuxuu noloshaas wanaagsan uga soo tagay in uu wax ka baddelo nolosh dadka Soomaaliyeed oo ay ka jirtay caafimaad xumo.
Muddo hadda laga joogo 25 sano, ayuu Dr. Mahdi wuxuu ka hir-galiyey isbitaalka Guud ee Gobolka Galgaduud ee dagmada Dhuusamareeb, wuxuuna gacanta ku haayey ilaa intii uu ka geeriyooday. Marxuumka ayaa wuxuu ifka kaga tagay xaas iyo hal wiil.
Taliyaha ciidanka booliiska Puntland: Guryahooda ayaan ku weerari doonnaa cid kaste oo doorashada carqaladaysa
5/13/2023 3:47 PM EST
Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Taliyaha ciidanka booliiska Puntland, Muumin Cabdi Shire, ayaa sheegay inay guryahooda ku weerari doonaan cid kaste oo isku dayda inay carqaladayso doorashada golayaasha deegaanka ee dhawaan kusoo aadan Puntland.
Mareykanka oo duqeyn diyaaradeed ku dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab
5/13/2023 10:59 AM EST
Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Taliska ciidamada Mareykanka ee howlgalka Africom ayaa faahfaahin ka bixiyay duqeyn dhanka cirka ah oo ay diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen gobolka jubbada hoose.
Xamse oo magacaabay guddiga soo celinta hantida dowladda ee sida sharci darrada ah lagu haysto
5/13/2023 7:27 AM EST
Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta oo sabti ah magacaabay guddiga tira-koobka, soo celinta, qiimeynta iyo ka talo-bixinta nidaaminta hantida qaranka.
Sacuudiga oo dib u dhigay muddada Soomaaliya isaga bixinayso deynta lagu leeyahay
5/13/2023 6:41 AM EST
Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Sacuudiga ayaa qalinka ku duugay heshiis ogolaanaya in dib u habeyn lagu sameeyo deymaha lagu leeyahay Soomaaliya.
Dowladda Fedaraalka oo shaacisay howlgal qorsheysan oo lagu dilay 44 ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab
5/13/2023 4:25 AM EST
Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay dagaalamayaal badan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanka Cali Fuuto oo ka mid ah hoostaga degmada Kuntawaarey ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Somaliland: Rabshado xalay ka dhacay magaalada Ceerigaabo
5/13/2023 1:50 AM EST
Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Rasaas ayaa xalay laga maqlay magaalada Ceerigaabo, xili rabshado wakhti kooban socday ay dheceen, wararka qaar ayaana sheegaya in dhimasho iyo dhaawac jiraan.
Wabiga Shabeelle oo naq ka sameeyay deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya
5/13/2023 1:11 AM EST
Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanada dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi uu wabiga Shabeelle ka sameeyay naq aad weyn.
Qubarada dhaqaalaha oo ka digay khilaafka Dowladda fedealka iyo Puntland inuu wiiqi karo Rajada deyn cafinta Soomaaliya
5/13/2023 1:08 AM EST
Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dawladda federaalka iyo maamulka Puntland, ayaa halis gelin karta rajada Soomaaliya ee ah in deymaha uu ka cafiyo Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) iyo deymaha kale ee dhinacyada badan leh, dhamaadka sanadkan, sida ay ka digayaan khubarada dhaqaalaha dalka.
Somali News
In Migrant Camps, Anxiety and Relief: ‘It Was Worth It. We Are in America.’
-
NY Times
5/13/2023 5:34 PM EST
Pandemic-era migration restrictions were lifted without a fresh spike in border crossings. Thousands of migrants now find themselves in a holding pattern.
Türkiye may amend Constitution for 50%+1 in elections
-
Daily Sabah
5/13/2023 12:27 PM EST
Türkiye may take steps toward making a constitutional amendment to change the 50%+1 vote requirement in presidential polls after Sunday's elections, President Recep Tayyip Erdoğan said Friday.
NISA-led operation eliminates 44 Al-Shabaab members in southern Somalia
-
HOL
5/13/2023 4:41 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Somali National Intelligence and Security Forces, together with international partners, killed 44 Al-Shabaab militants in an operation in the Ali Fuuto area of Kurtun Waarey district, according to Somalia's Ministry of Information.
Unconfirmed casualties as gunfire rings out in Eerigabo ahead of May 18 festivities
-
HOL
5/13/2023 3:52 AM EST
Eerigabo (HOL) - During a brief outburst of violence, gunshots echoed through the typically restive city of Eerigabo on Friday evening and into Saturday morning. Reports indicate that there may have been casualties and injuries.
General Barise leads multinational frontline coalition meeting to accelerate al-Shabaab offensive
-
HOL
5/13/2023 1:31 AM EST
Mogadishu (HOL) - The commander of the multinational frontline coalition, General Mohamed Ali Barise, presided over a meeting on Friday at the Joint Operations Center in Mogadishu, aiming to speed up operations against al-Shabab.
Deputy Finance Minister: Resentment over PM snub fuels President Deni's rift with Mogadishu
-
HOL
5/13/2023 1:25 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's Deputy Finance Minister, Abdiqafar Hassan Hange, claims that President Deni's opposition to the federal government stems from his failure to become Prime Minister.
Two-day-old baby Suldhano's life already blighted by hunger crisis and drought in Somalia
-
Daily Express
5/13/2023 12:47 AM EST
Baby Suldhano is only two days old and will not officially be named for another five days in accordance with her parents’ customs. Yet her young life is already blighted by the hunger crisis that has ravaged Somalia and forced over a million people to flee lands left barren by drought.
Former Puntland finance minister warns of consequences if Deni meddles with election date
-
HOL
5/13/2023 12:37 AM EST
Garowe (HOL) - Hassan Shire Abgaal, Puntland's former Finance Minister, has issued a warning to President Deni, cautioning against the postponement of the 2024 presidential election without an amendment to the state constitution.
Sudan crisis: Warring generals fight on after failing to reach truce
-
Reuters
5/13/2023 12:23 AM EST
Air strikes and artillery pounded Khartoum on Friday after Sudan’s warring army and Rapid Support Forces paramilitary failed to agree a ceasefire despite committing to protect civilians and allow humanitarian access.
Somalia floods cause devastation and displacement
-
Africa News
5/13/2023 12:18 AM EST
Flash flooding from heavy rains killed dozens and affected 300,000 people in Ethiopia and Somalia in March 2023. The damaging flooding came after the region has experienced almost three years of extreme drought.
Kenya, Somalia, Ethiopia launch project to reopen borders
-
VOA
5/13/2023 12:14 AM EST
A new project aims to reopen the official border crossings between Kenya, Somalia and Ethiopia, which have been partially or fully closed in recent years due to security issues.
Hard times in Dadaab for Somali refugees as rains affect supply routes
-
Radio Ergo
5/13/2023 12:11 AM EST
(ERGO) – Somali refugees living in the Dadaab camps in northern Kenya are facing shortages of food after supply routes were cut off by floods.
ATMIS, SNA and local district authorities in Baraawe collaborate on security at the Baraawe Airport
-
ATMIS
5/13/2023 12:09 AM EST
Mogadishu – Senior military commanders of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), and the Somali National Army (SNA), together with local administration officials in Baraawe on Wednesday held a meeting to discuss security in the southern coastal town.