Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, May 11, 2023
Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah masuuliyiinta xukuumadiisa
Khamiis, May, 11, 2023 (HOL) - Madaxweyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wasiir u magacaabay wasaraada maalgashiga, badhasaabkii gobolka Sool ayuu Gabilay u badalay, Sool na guddoomiye cusub ayuu u magacaabaay, sidookale badhasaabkii Gabilay ayuu xilkii ka qaaday.
Wasiirka Cusub ee maalgashiga ayaa loo magacaabay Cabdi Cismaan Dhaga-weyne, goddoomiyaha cusub ee gobolka Sool ayaa loo magacaabay Cabdikariim Siciid Aw Cabdi, guddoomiyihii gobolka Sool Cabdikariin Aadan Xaaji ayaa isna loo badalay Galibay, waxaana xilkiisii waayay guddoomiyii hore ee Gabilay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe.
Hoos ka akhriso wareegtada madaxweynaha oo faah faahsan:-
Saraakiil ka goostay Ciidamada Somaliland oo ku biiray xoogaga SSC
5/11/2023 7:47 AM EST
Khamiis, May, 11, 2023 (HOL) - Saraakiil hore uga tirsanaa ciidamada Somaliland ayaa saaka lagu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood kadib markii ay ku biireen xoogaga SSC-Khaatumo.
Golaha wasiiradda Soomaaliya oo meel mariyay qaraar lagula dagaalamayo musuq maasuqa
5/11/2023 7:37 AM EST
Khamiis, May, 11, 2023 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay meel mariyeeen qaraar la sheegay inuu adkaynayo hufnaanta maaraynta maaliyadda dalka.
Guddoomiyaha gobolka Shabeelle ee dowlad degaanka Soomaalida oo ka hadlay xaaladda fatahaadaha ee Wabiga Shabeelle
5/11/2023 5:00 AM EST
Khamiis, May, 11, 2023 (HOL) - Wararka ka imaanaya dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan gobolka Shabeelle ayaa sheegaya in fatahaado uu sameeyay Wabiga Shabeelle ay ku barakaceen dad aad u badan oo degganaa degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Shabeelle, halkaas oo uu maro Wabiga Shabeelle.
Howlgal lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
5/11/2023 4:21 AM EST
Khamiis, May, 11, 2023 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 14-ka Oktoobar ayaa howlgalo qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab.
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Danjiraha cusub ee dalka Uk ka guddoomay nuqul ka mid warqadaha aqoonsiga
5/11/2023 3:20 AM EST
Khamiis, May, 11, 2023 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa nuqul ka mid ah aarqadaha aqoonsiga Denjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Ingiriiska Michael Nithavrianakis.
Qabanqaabada ku aadan in Soomaaliya ay ka mid noqoto dallada EAC oo meel gabagabo ah maraysa
5/11/2023 2:59 AM EST
Khamiis, May, 11, 2023 (HOL) - Xoghayaha Guud ee dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa shaaca ka qaaday in ay socoto qabanqaabada ugu dambeysay ee ku aadan in Soomaaliya ay ka mid noqoto gobolka EAC.
Faahfaahino kasoo baxaya Madaafiic lagu garaacay degmada Xarardheere
5/11/2023 2:23 AM EST
Khamiis, May, 11, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Madaafiic loo adeegsaday oo Xalay Ururka Al-shabaab ay ku qaaday degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Somali News
Letitia Wright to portray Ramla Ali in upcoming film on boxer's life
-
ESPN
5/11/2023 3:42 PM EST
Ramla Ali's life story is being made into a movie, and one of Hollywood's biggest actresses has been cast to play the Somalian British boxer.
Members of the Somalia Parliament in St. Paul to thank Books for Africa for donations
-
Star Tribune
5/11/2023 3:36 PM EST
Three members of the Somalia Parliament are slated to visit the Books For Africa warehouse Thursday in St. Paul and thank the nonprofit's leaders for sending more than 1.1 million books to the East African country over the past 35 years.
Refugees to mix with locals in Kenya's plan to close two camps
-
Daily Nation
5/11/2023 8:06 AM EST
Kenya will transition Dadaab and Kakuma refugee camps into integrated settlements in which refugees are expected to co-exist with host communities and benefit from government services as the state starts the planned closure of the two camps over security concerns.
Somalia admission process into EAC on course
-
93.3 KFM
5/11/2023 8:02 AM EST
The East Africa Community (EAC) Secretary General has revealed that the process to admit Somalia into the region is on course.
Mortars land in recently liberated town after 60 al Shabab killed last week
-
HOL
5/11/2023 3:01 AM EST
Mogadishu (HOL) - At least six mortar shells were fired at the recently liberated town of Harardhere on Wednesday night, but no casualties were reported.
Veteran Somali journalist Ismail Khalifa passes away
-
HOL
5/11/2023 2:35 AM EST
Mogadishu (HOL) - Veteran Somali journalist, Ismail Sheikh Khalifa, passed away in Mogadishu on Wednesday night, the family announced.
Hirshabelle President, regional MPs visit flood-hit Beledweyne
-
HOL
5/11/2023 2:11 AM EST
Beledweyne (HOL) – A delegation led by the President of Hirshabelle regional state arrived in Beledweyne on Wednesday to inspect the areas affected by flooding.
Children in Adado IDP camp sent out to work for their poor families
-
Radio Ergo
5/11/2023 1:52 AM EST
(ERGO) – Jamilo Ishkoow Omar, a mother of seven, pulled her 13-year-old eldest son out of school in January and sent him out to work, as life for their impoverished family living in a camp in the central Somali town of Adado became impossible.
Israeli airstrikes on Gaza kill 21 Palestinians
-
TeleSUR English
5/11/2023 1:49 AM EST
"The Israeli attacks hit residential areas, killing women and children while they were sleeping safely in their homes," the Arab League said.
IGAD urges public media to expand regional coverage to tell own stories, achieve common goals
-
ENA
5/11/2023 1:46 AM EST
The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) urged media of member states to expand regional coverage to tell their own stories in the region and achieve common goals and objectives.
Morocco’s U17 Atlas Lions Defeat Algeria 3-0
-
Morocco World News
5/11/2023 1:36 AM EST
Morocco finished at the top of Group B with two back-to-back wins against Nigeria (1-0) and South Africa (2-0) and one loss to Zambia.
Stakeholders call for innovations to fight Horn of Africa disasters
-
The East African
5/11/2023 1:33 AM EST
Stakeholders from the Horn of Africa have converged in Kenya’s Naivasha town, north west of the capital Nairobi, for a four-day learning and knowledge sharing conference on humanitarian development peace (HDP) coherence in food crisis contexts.
Egypt, Somalia discuss cooperation in environment issues
-
Daily News Egypt
5/11/2023 1:30 AM EST
Egypt’s Minister of Environment Yasmine Fouad has met with her Somali counterpart Khadija Al-Makhzoumi, the Minister of Environment and Climate Change of the Republic of Somalia, to discuss ways of future cooperation between the two countries and the signing of a joint executive programme, and cooperation to enhance capacity-building in the field of environment for the Somali side.