Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Mar 7 , 2023
Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadka 1444/2023
Talaado, Maarso, 7, 2023 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Shariif Sayid Cali ayaa ka horyimid guddiga adeega Xajka sanadka 1444/2023 oo uu Shalay magacaabay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali.
Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta Saalax Shariif Sayid ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay Wasiir Rooboow ay yihiin kuwa lagu soo xulay hanaan aanan sharci aheyn, islamarkaana aan wax wadatashi ah lagala yeelan magacaabistooda.
Guddigaan Xajka sanadka 1444/2023 ee uu magacaabay Wasiir Mukhtaar Rooboow ayaa ka kooban 9 xubnood, waxaana xubnaha guddiga xoghaye looga dhigay Ibraahin Rooboow Cali oo ay walaalo yihiin Wasiir Mukhtaar Rooboow Cali.
Talaabadaan ayaa imaaneysa, iyadoo inta badan sanad walba marka uu soo dhawaado xiliga Xajka ay sidaan oo kale Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, Wasiiru dowlayaasha wasaaradaan ay soo saaran amaro is diidan oo la xiriira shaqada wasaaradda.
Hoos ka akhriso Warqadaha kasoo kala baxay Xafiisyada Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo ku xigeenkiisa:-
Axmed Karaash: Ma dhicidoonto in doorashada madaxweynaha iyo tan barlamaanka Puntland waqtigeeda kaddib dhacdo
3/7/2023 1:48 PM EST
Talaado, Maarso, 7, 2023 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cusmaan (Axmed Karaash) ayaa sheegay in doorashada barlamaanka iyo tan madaxweynaha aysan dib uga dhicidoonin waqtigeedii loogu talo galay.
Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Melbourne oo taageero u muujiyay dadka reer SSC
3/7/2023 10:34 AM EST
Talaado, Maarso, 7, 2023 (HOL) - Qeybaha duwan ee Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa qeyb galay munaasabad balaaran oo lagu taageerayay dadka reer SSC, Sool, Sanaag iyo Ceyn.
Dowladda Soomaaliya oo mar kale ku celisay inay garab taagan tahay qaddiyada reer Falastiin
3/7/2023 6:57 AM EST
Talaado, Maarso, 7, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku celiyay in Soomaaliya ay si hagar la’aan ah u garab taagan tahay qaddiyada reer Falastiin.
Weerar qaraxyo culus ku bilaawday oo ka dhacay deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose
3/7/2023 2:12 AM EST
Talaado, Maarso, 7, 2023 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaadeen Xero deegaankaasi ay ku leeyihiin ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland.
Madaxweyne Xasan Sheikh oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada hadal la galo Alshabaab
3/7/2023 12:39 AM EST
Talaado, Maarso, 7, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh oo wareysi siiyay telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada hadal uu la galo kooxda Alshabaab.
Somali News
Drought in Dawa Zone, Somali Region leaves many fighting for survival
-
Addis Standard
3/7/2023 9:26 AM EST
The impact of the recurring drought in Dawa zone of Somali region has become unprecedented, leaving a staggering number of people severely affected, animals perished, rivers dried up and reports of people dying from hunger are starting to emerge.
CANADA: Former Liberal cabinet ministers join call to stop holding immigration detainees in jails
-
Toronto Star
3/7/2023 9:06 AM EST
In a letter endorsed by two former Liberal cabinet ministers on Monday, 40 advocacy groups demanded Ottawa to heed the recommendation by the Abdurahman Ibrahim Hassan inquest jury.
The ‘Off-Ramp’ From al-Shabaab: Disengagement During the Ongoing Offensive in Somalia
-
ICCT
3/7/2023 9:00 AM EST
Al-Shabaab has been evicted – at least temporarily – from scores of Somali towns and villages since last summer. This includes strategic locations such as Adan Yabaal in Middle Shabelle, just north of Mogadishu, which had remained under the control of the group for most of the past fifteen years. These events began in June 2022 when al-Shabaab effectively broke a truce with the Ali Mahaweyne sub-clan of the Hawaadle by killing one of its prominent elders.
Cost of living crisis takes its toll on Bristol’s Somali community
-
The Bristol Cable
3/7/2023 8:23 AM EST
Over the winter, there was a spike in people from Bristol’s Somali community seeking help with living costs, with families finding it increasingly difficult to get by while also providing financial support for relatives back home in Somalia.
Aid agencies say conflict worsening humanitarian situation in Somalia
-
Xinhua
3/7/2023 8:16 AM EST
Ongoing conflict in Somalia is worsening the humanitarian situation, making it harder for humanitarian organizations to access the populations in most need of assistance, aid agencies said.
Somalia working to ‘stop violence’ amid Somaliland tension
-
Al Jazeera
3/7/2023 7:39 AM EST
In a wide-ranging interview with Al Jazeera, President Mohamud talks Somaliland, the fight against al-Shabab and the country’s future.
FIFA recognizes new head of Somalia's Football Federation, ending leadership dispute
-
HOL
3/7/2023 7:29 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Federation Internationale de Football Association (FIFA), the governing body of association football, has recognized Ali Abdi Mohamed, also known as Ali Shiino, as the new head of Somalia's Football Federation, ending a leadership dispute that has divided the country's football community.
Former President Farmajo and President Mohamud meet for first time since turbulent election
-
HOL
3/7/2023 6:49 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with the country's former leader, Mohamed Abdullahi Farmajo, on the sidelines of the fifth UN Conference on the Least Developed Countries (LDC5) in Doha, Qatar.
Somalia's al Shabaab recaptures base it lost to military offensive
-
Reuters
3/7/2023 5:32 AM EST
Fighters from Somalia's al Shabaab Islamist group on Tuesday overran a military base in the southern Jubbaland region that they had lost to the army in January, a Somali officer and a local resident said.
Second political organization chairman withdraws from Somaliland politics over Las Anod violence
-
HOL
3/7/2023 1:17 AM EST
Las Anod (HOL) - The chairman of the Wabari political organization, Abdirisaaq Ibrahin Ataash, has announced his complete withdrawal from Somaliland politics and supported the decisions made by the traditional conference in Las Anod town.
Kenya widens malaria vaccine drive for infants
-
BBC
3/7/2023 1:05 AM EST
Hundreds of children under the age of five are to be vaccinated in western Kenya, as the health ministry rolls out its programme to five counties there.
USAID concludes the largest maternal health project in Afar, Benishangul Gumuz, Gambella, and Somali regions
-
Borkena
3/7/2023 12:47 AM EST
Addis Ababa, The United States Agency for International Development (USAID) celebrated the completion of the USAID Transform: Health in Developing Regions activity. The $37.5 million (over 2 bln Birr) project was launched in 2017 to give newborns the best care, protection, and introduction to life by providing women access to skilled professionals for their prenatal care, delivery, and post-natal care.
New study looks at birth outcomes for Somali Minnesotans, aims to build trust with community
-
CBS News
3/7/2023 12:29 AM EST
MINNEAPOLIS -- You may have heard this troubling stat from the Centers for Disease Control before: Black women are three times more likely to die from a pregnancy complication.
Over 200 killed in fighting in disputed Somaliland town
-
VOA
3/7/2023 12:23 AM EST
The director of a hospital in Las Anod, a disputed border town in Somalia's breakaway region of Somaliland, says about 200 people have been killed and hundreds more wounded in weeks of intense fighting.
US citizen, Somali convicted in journalist’s hostage-taking
-
AP
3/7/2023 12:15 AM EST
NEW YORK (AP) — Two men have been convicted of helping Somali pirates who kidnapped a U.S. journalist for ransom and held him for 2 1/2 years, prosecutors said.
FAO seeks funds to ramp up humanitarian response in Somalia
-
Xinhua
3/7/2023 12:10 AM EST
The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) said Monday it urgently requires additional funding to ramp up humanitarian response in Somalia, which is facing a devastating drought in 40 years.