Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Jun 7 , 2023
Golaha Ammaanka oo ku baaqay in ciidamada Somaliland si degdeg ah looga saaro gobolka Sool
Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Golaha Amaanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay colaadda ka socota magaalada Laascaanood, taas oo sababtay dhimashada dad badan oo rayid ah iyo barakaca in ka badan 150,000 oo qof.
Bayaan ay soo saareen Golaha Ammaanka ayay kusoo dhaweeyeen dadaallada ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), Itoobiya iyo odayaasha degaanka ee SSC. Dadaaladaas oo lagu xaqiijinayo xabbad-joojin loo dhan yahay.
Golaha Ammaanka waxa uu bayaankiisa ku sheegay in Somaliland ay si deg-deg ah ciidamadeeda uga saarto goobaha dagaalka ee Laascaanood, iyo inay dhinacyadu is-xakameeyaan oo ay ka fogaadaan falal kaste oo sii hurinaya colaadda.
Golaha Ammaanku wuxuu sidoo kale ugu baaqay dhammaan dhinacyada is haya inay si degdeg ah heshiis xabbad-joojin ah u gaaraan. Wuxuu ku dhiirri-galiyay wada-hadal loo dhan yahay.
Sidoo kale wuxuu ugu baaqday Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) inuu bixiyo taageero dheeraad ah si waafaqsan waajibaadkiisa.
Golaha amaanka ayaa ugu dambayn walaac ka muujiyey saamaynta ay colaaddu ku yeelan karto xaaladda bini’aadantinimo ee magaalada Laascaanood, iyadoo sii kordhinaysa barakaca iyo dhibaatada ka dhalatay abaartii sanadka 2022.
Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo dowladda goboleedyada oo War murtiyeed laga soo saaray
6/7/2023 9:57 AM EST
Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Waxaa Maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir labadii maalin ee lasoo dhaafay Muqdisho uga socday Wasiirada Maaliyadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir.
Faahafahin Alshabaab oo weerar ismiidaamin ah ku qaaday saldhigga ciidamada Itoobiya ee Doolow
6/7/2023 8:19 AM EST
Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Alshabaab ayaa maanta weerar loo adeegsaday labo gaari oo lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa ku weeraray Ciidamada Itoobiya ee aan ATMIS-ka ahayn, kuwaas oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ka taageeraya wajiga labaad ee dagaalka Alshabaab.
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in howlgal qorshaysan lagu dilay 20 ka tirsan Al-Shabaab
6/7/2023 4:29 AM EST
Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay howlgalo ay sameeyeen ciidamada XDS oo gacan ka helaya saaxiibada caalamka, in lagu dilay 20 Shabaaab ah.
Xukuumada Somaliland oo sheegtay in golaha wakiiladu ku fashilmay in ay xilka ka qaadaan Cabdirisaaq Khaliif
6/7/2023 4:26 AM EST
Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Xukuumada Somaliland oo ka hadashay dacwada ay ka gudbisay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegtay in ay dacwada gudbisay kadib markii golaha wakiiladu ku guuldraystay in uu Khaliif xilka ka qaado.
Al-shabaab oo Shaqaale Caafimaad ka afduubatay duuleedka magaalada Baledweyne
6/7/2023 2:18 AM EST
Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Shalay galinkii dambe inta u dhaxeysa deegaanka Farlibaax iyo Baledweyne xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab iney ka afduubteen 6 ruux oo 5 ka mid ah yihiin shaqaale Caafimaad iyo darawalkooda.
Askar katirsan ciidanka Uganda oo 6 maalmood ku dhuumanayay saldhigii ay qabsadeen Alshabaab
6/7/2023 2:07 AM EST
Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Afar askar oo ka tirsan ciidamada Uganda ayaa muddo lix maalmood ah is qarinayey, si ay uga badbaadaan Al-Shabaab oo la wareegtay saldhiggoodii Buulo Mareer.
Madaxweynaha Jubbaland oo maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo
6/7/2023 1:54 AM EST
Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ka madax banaana maamulkiisa.
Somali News
Faribault couple pleads guilty to $5 million in fraud as part of Feeding Our Future scheme
-
Star Tribune
6/7/2023 1:13 PM EST
They submitted fake paperwork claiming to feed thousands of children per day.
Saudi and Somali football authorities team up to develop the sport at grassroots and youth levels
-
Arab News
6/7/2023 1:11 PM EST
RIYADH: The Saudi Arabian Football Federation and Somali Football Federation have signed a memorandum of understanding to work together to help grow the game in both countries.
Ethiopia foils Al-Shabaab attack near border with Somalia.
-
AFP
6/7/2023 1:08 PM EST
Ethiopia said on Wednesday it had foiled an attack by jihadist group Al-Shabaab on a town on its border with Somalia.
UN reaffirms Somali unity amidst escalating Las Anod conflict
-
HOL
6/7/2023 1:03 PM EST
Mogadishu (HOL) - The United Nations Security Council (UNSC) reaffirmed its commitment to Somalia's sovereignty, territorial integrity, political independence, and unity amidst escalating conflict in the Sool region, with particular concern for the city of Las Anod, also known as Laascaanood. The city has been the epicentre of a violent dispute between the self-declared state of Somaliland and local militia from the Dhulbahante clan since February 6.
Two police officers killed, 12 others injured in Mandera attack
-
The Standard
6/7/2023 9:49 AM EST
Two police officers were on Saturday morning killed, and 12 others injured after suspected militants attacked them in Mandera County.
Uganda receives 1,800 DR Congo refugees repatriated from Kenya
-
Xinhua
6/7/2023 9:15 AM EST
KAMPALA, June 7 (Xinhua) - Uganda has received 1,800 refugees from neighboring Kenya where they have been living for the past two months, a government official said Wednesday.
Ugandan president pledges to push for peace initiative on Russia-Ukraine conflict
-
Xinhua
6/7/2023 7:01 AM EST
Ugandan President Yoweri Museveni said late Monday that he, together with his African counterparts, will push for dialogue in efforts to end the Russia-Ukraine conflict.
Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region
-
HOL
6/7/2023 3:41 AM EST
Beledweyne (HOL) – Al Shabab militants reportedly kidnapped five medical aid workers and a civilian in the Hiiraan region on Tuesday afternoon. Local authorities confirmed the abduction on Wednesday.
High-Level Country Humanitarian Forum (CHF) concludes in Kismayo
-
HOL
6/7/2023 1:09 AM EST
Kismayo (HOL) - The High-Level Country Humanitarian Forum (CHF) concluded in Kismayo, the interim administrative capital of Jubaland State in Somalia, on Tuesday.
Kenyan police tear-gas protest over proposed tax hikes
-
BBC
6/7/2023 1:06 AM EST
Police have fired tear gas to disperse Kenyans demonstrating in the capital against government plans to impose higher taxes.
Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military
-
VOA
6/7/2023 1:04 AM EST
Ugandan soldiers hid for six days before being rescued after al-Shabab militants overran their base, a spokesperson for the Uganda Peoples' Defense Forces (UPDF) told VOA Somali.
Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir
-
The Star
6/7/2023 12:58 AM EST
A member of the National Police Reserve was killed in an attack on a communication mast at a village town near the Kenya-Somalia border.
Italy’s Meloni pledges Tunisia cash, support in IMF talks
-
Bloomberg
6/7/2023 12:47 AM EST
(Bloomberg) -- Italian Prime Minister Giorgia Meloni vowed to grant Tunisia $750 million in aid and to back it in its negotiations with the International Monetary Fund over a crucial bailout.
What to do when your kin is abducted in Kenya
-
The Star
6/7/2023 12:40 AM EST
Cases of kidnap have been on the rise as the motive of the kidnappers remains unknown, the latest being that of the daughter of Media Personality Ciku Muiruri.