Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Jun 4 , 2023
Madaxweynaha dalka Uganda oo shaaciyay tirada askarta kaga dhimatay weerarkii Buula mareer
Axad, Juun 4, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Uganda Yoweri Musevani ayaa qiray in weerarkii Al-shabaab ay ku qaaday Saldhiga Buula mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose kaga dhinteen dowladda Uganda 54 ka mid ah ciidankii ku sugnaa Saldhigaas.
Weerarkaan ayaa ahaa mid dhacay 26-kii bishii lasoo dhaafay, kaasoo ay kooxda Al-shabaab ay ku sheegatay iney ku dishay 200 oo askari, islamarkaana ay ku furatay hub iyo saanad ciidan oo ay ka qaadatay Saldhiga ciidanka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS ee degmada Buula mareer.
Bayaan kasoo baxay Xafiiska madaxweynaha dalka Uganda ayaa lagu sheegay in dowladda Uganda ay ka go'an tahay la dagaalanka Al-shabaab iyo garab istaaga dowladda Soomaaliya ee dagaalka kula jirta Ururka Al-shabaab.
“Askarteenu waxay muujiyeen dhabar adeeg iyo dib isu habeyn taas oo keentay in ciidamadu ay dib u qabsadaan saldhiggooda Buula mareer talaadadii” ayuu yiri madaxweyne Yoweri Museveni.
Musevani ayaa sidoo kale sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay in naf iyo maalba ku bixiso la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada.
Abaanduulihii hore ciidamada Somaliland oo ka hadlay sababta uu ugu biiray SSC
6/4/2023 4:11 PM EST
Axad, Juun 4, 2023 (HOL) - Sareeyo Guuto Saleebaan Barre Geesood oo soo noqday abaanduulaha ciidanka Somaliland ayaa sheegay in uu Somaliland uga tagay markii uu ka arki waayay talo wanaagsan oo dagaalka lagu joojinayo.
Ciidamada Booliiska Boosaaso oo gacanta ku dhigay koox tacaddi u geysatay qoys danyar ah
6/4/2023 8:13 AM EST
Axad, Juun 4, 2023 (HOL) - Ciidamada booliiska Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay afar nin oo qeyb ka ahaa koox hubaysan oo habeen hore qoys danyar ah hoygooda ku weeraray, iyagoo u geystay jirdil iyo handadaad.
Abaanduulihii hore ciidamada Somaliland oo ku biiray Ciidamada SSC
6/4/2023 7:03 AM EST
Axad, Juun 4, 2023 (HOL) - Abaanduulihii hore ee Ciidanka Somaliland Saleebaan Barre Geesood, ayaa shaaciyay in uu isku dhiibay Ciidamada SSC ee dagaalka kula jira Somaliland.
Taliyayaal katirsan howlgalka ATMIS oo loo xiray weerarkii Alshabaab ee Buulo Mareer
6/4/2023 5:57 AM EST
Axad, Juun 4, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa shaaca ka qaaday in labo taliye oo katirsan ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS la horgeyn doono Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.
Dagaal geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gobolka Mudug
6/4/2023 5:25 AM EST
Axad, Juun 4, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaaro geystay oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay duuleedka deegaanka Afbarwaaqo ee gobolka Mudug.
Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay caleemo saarka madaxeynaha Turkiga
6/4/2023 1:30 AM EST
Axad, Juun 4, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo dhawaan dib loo doortay.
Somali News
Huda Mukbil, CSIS's first Black Arab-Canadian Muslim spy, opens up about her fight against terrorism and discrimination
-
CTV News
6/4/2023 2:44 PM EST
With sharp intuition, deep roots in several cultures and the ability to speak four languages, Huda Mukbil was an instant match for the Canada’s spy agency.
Ugandan army commanders to face court-martial over ATMIS operation retreat
-
HOL
6/4/2023 2:38 PM EST
Mogadishu (HOL) - Uganda's President, Yoweri Museveni, has declared that two Ugandan army commanders involved in the ATMIS operation will face a court martial.
Death toll rises in Afbarwako as clan militias clash
-
HOL
6/4/2023 2:29 PM EST
Dhusamareb (HOL) - Escalating tensions and armed clashes in the Afbarwako area of the Mudug region have resulted in a rising death toll over the past few hours, marking the latest chapter in a deadly communal feud.
Senior Somaliland Army Commander joins SSC forces amidst ongoing fighting in Las Anod
-
HOL
6/4/2023 11:13 AM EST
Las Anod (HOL) - Senior Somaliland Army Commander Saleeban Barre Gesod announced his defection to the SSC forces on Saturday, joining the ongoing fighting against Somaliland in Las Anod.
Who is Hakan Fidan, Türkiye's new top diplomat?
-
TRT
6/4/2023 8:37 AM EST
President Recep Tayyip Erdogan names powerful spy chief as the country's new foreign minister. Here's what to know about him:
Somalia's economic council endorses new national development blueprint
-
CGTN
6/4/2023 7:33 AM EST
Somalia's National Economic Council has endorsed a new national development blueprint. It seeks to usher in, what President Hassan Sheikh Mohamud's government, calls an era of stability and prosperity to ensure high living standards for the people of Somalia.
The EU pays Africa’s brutal militias to lock up migrants. Britain wants to follow suit
-
The Guardian
6/4/2023 7:16 AM EST
Please help, today one person self dead by petrol because hopeless.” Sally Hayden received the text in October 2018. The Irish Times journalist was one of the few outsiders trusted by refugees locked up in Libya. The text was about Abdulaziz, who had been forced to flee his native Somalia to escape al-Shabaab, the al-Qaida-linked Islamist group waging terror in east Africa.
Somalia’s universal suffrage plan could run into headwinds
-
The East African
6/4/2023 5:21 AM EST
Somalia’s new radical proposals, meant to upend the country’s political system from parliamentary to presidential, is raising a storm, and exposing further cracks between Mogadishu and some political quarters.
Groundbreaking ceremony marks establishment of new UN office in Dhusamareb
-
HOL
6/4/2023 1:38 AM EST
Dhusamareb (HOL) - The Deputy Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Anita Kiki Gbeho, along with Galmudug's President Ahmed Abdi Karie QoorQoor, took part in the groundbreaking ceremony for the new UN office in the administrative capital of Galmudug state.
Somali president attends inauguration, praises progress
-
HOL
6/4/2023 1:14 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud attended the inauguration ceremony of Turkey's newly re-elected President, Recep Tayyip Erdogan, on Saturday, where he congratulated President Erdogan, his party, and his political alliance for their historic victory in Turkey's national elections.
Manchester City beats Manchester United in the FA Cup to maintain its quest for historic ‘treble’
-
CNN
6/4/2023 12:46 AM EST
Wembley, London CNN — Perfection can come in many forms and be interpreted in different ways. Manchester City has produced more polished performances under Pep Guardiola this season. There have been matches where the team has scored more and created more – yet City’s ability to dominate its opponent, to do enough to win when it matters is as perfect as it gets on a soccer pitch. It is why this team continues to chase history this season.
Uganda says 54 soldiers killed by al Shabaab in Somalia
-
Reuters
6/4/2023 12:37 AM EST
KAMPALA, June 4 (Reuters) - Uganda's President Yoweri Museveni said on Saturday that 54 Ugandan peacekeepers were killed in an attack last week by militant group al Shabaab on a military base in Somalia.
Turkey’s Erdogan takes oath as president after historic win
-
Al Jazeera
6/4/2023 12:33 AM EST
Turkish President Recep Tayyip Erdogan has been sworn in as head of state after winning an historic run-off election to extend his two-decade rule for another five years.