Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Jan 16, 2023
Al-shabaab oo Madaafiic ku garaacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay Xalay degmadaasi ku garaaceen tiro madaafiic ah oo ku dhacday xaafadaha qaar.
Madaaafiicda Xalay lagu gaaracay gudaha degmada Maxaas ayaa la xaqiijiyay in dhaawac uu kasoo gaaray qof oo dumar ah, taasoo la geeyay Isbitaalka guud ee degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa la sheegay in dhankooda jawaab ka bixiyeen weerarkaasi hoobiyayaasha ah, lamana oga khasaaraha kasoo gaaray kooxda Shabaab madaafiicda loogu jawaab celiyay.
Afartii bishaan Janaayo ayay aheyd markii dagaalamayaasha Al-shabaab ay degmada Maxaas ka geysteen labada oo Ismiidaamin ah oo ay ku dhinteen dad gaaraya 40 ruux oo 10 ka mid ah ay ahayeen dad kasoo jeeday hal qoys.
Dowladda Soomaaliya oo si buuxda ula wareegtay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug
1/16/2023 7:28 AM EST
Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si nabad ah ula wareegay degmada qadiimiga ah ee Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug.
Madaxweynaha Galmudug oo bogaadiyay la wareegitaanka degmada Galcad
1/16/2023 6:44 AM EST
Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa bogaadiyay howlgalka ciidanka xoogga dalka, iyo ciidanka kacdoonka shacabka ay ku xoreeyeen deegaanada bariga Galgaduud oo ay ugu horreyso degmada Galcad.
Madaxweyne Xasan Sheikh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo
1/16/2023 5:42 AM EST
Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo uu ka furmayo shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed.
Guddoomiyaha ONLF " Haddii isbaddal la samaynayo waa in lagala tashado Shacabka dowlad degaanka Soomaalida"
1/16/2023 4:23 AM EST
Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Mahdi Maadey ayaa mar uu la hadlayay taageerayaasha ururka ONLF, waxa uu sheegay in is baddelka ka socda dalka Itoobiya ay fiican tahay lagala tashado dadka degaanka Soomaalida, Shacab, Maamul iyo Siyaasiba.
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo Alshabaab ka xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud
1/16/2023 4:01 AM EST
Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa Alshabaab ka xoreeyey deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud, sida uu warbaahinta dowladda u xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya oo Kenya u ogolaatay inay labo jibaarto dhoofinta qaadka Miirowga
1/16/2023 1:49 AM EST
Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa u ogolaatay dowladda Kenya in ka badan laba jibaar mugga qaadka ee loo dhoofiyo Soomaaliya, taasoo la sheegay inay ballaarinayso fursadaha beeralayda maxalliga ah.
Qarax Ismiidaamin oo goordhaw ka dhacay degmada Halgan ee gobolka Hiiraan
1/16/2023 12:18 AM EST
Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay uu halkaasi ka dhacay qarax Ismiidaamin oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Somaliland oo ka dacwootay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya
1/16/2023 12:07 AM EST
Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaantay in safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, uu Somaliland uga hadlo sidii gobol kamid ah Soomaaliya.
Somali News
Somalia says it has seized key port town from al Shabaab
-
Reuters
1/16/2023 6:08 PM EST
Somalia’s government-led forces have captured an al Shabaab stronghold on the Indian Ocean coast, the defence minister said on Monday, in one of their most significant victories since launching an offensive against the Islamist group last year.
Italy's most-wanted mafia boss Matteo Messina Denaro arrested in Sicily
-
BBC
1/16/2023 6:29 AM EST
Italy's most-wanted mafia boss Matteo Messina Denaro has been arrested in Sicily after 30 years on the run.
Beledweyne CID chief killed in Al Shabaab car bomb attack
-
HOL
1/16/2023 1:39 AM EST
Beleweyne (HOL) - A car bomb exploded in Hiiraan's Halgan district, killing the CID chief of the Beledweyne Police Station, Jamal Ahmed Jama, and injuring two men from local anti-Shabaab clan militia forces on Monday.
President Mohamud to open Baidoa reconciliation conference
-
HOL
1/16/2023 1:22 AM EST
Baidoa (HOL) - The South West reconciliation meeting between the regional state leaders and the opposition politicians is expected to begin on Tuesday in Baidoa, the interim administrative capital of South West state.
War in Tigray may have killed 600,000 people, peace mediator says
-
Financial Times
1/16/2023 12:47 AM EST
The brutal civil war in northern Ethiopia may have killed as many as 600,000 people, making it one of the world’s deadliest conflicts of recent times, according to the African Union’s lead mediator in the peace talks that ended the two-year conflict.
Arsenal sink Spurs to move eight clear, Chelsea ease pressure on Potter
-
AFP
1/16/2023 12:24 AM EST
Arsenal moved eight points clear at the top of the Premier League with a 2-0 win over Tottenham in the north London derby as Chelsea eased the pressure on manager Graham Potter by beating Crystal Palace 1-0 on Sunday.
Boost for Kenyan traders as miraa exports to Somalia more than double
-
Business Daily
1/16/2023 12:15 AM EST
Somalia has allowed Kenya to more than double the volumes of miraa exported to this lucrative market, expanding opportunities for local farmers who are eying good returns from the Horn of Africa nation.
(Hello Africa) Somali teacher defies odds to promote literacy at grassroots
-
Xinhua
1/16/2023 12:11 AM EST
MOGADISHU, Jan. 15 (Xinhua) -- Rufai Mohamed Hussein's day starts at dawn every day and his goal is to ensure every child in Somalia attains literacy in a country whose education system has experienced conflict-linked paralysis.
Barcelona ease to 3-1 victory over Real Madrid to win Super Cup
-
Reuters
1/16/2023 12:09 AM EST
Jan 15 (Reuters) - Barcelona were crowned Spanish Super Cup champions after goals from Gavi, Robert Lewandowski and Pedri earned them a 3-1 win over bitter rivals Real Madrid in Saudi Arabia on Sunday.