Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Feb 13, 2023
Isimada SSC oo sheegay inay askar Somaliland ah oo isisoo dhiibay si nabad galyo ah ku geeyeen deegaankooda
Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Isimada SSC ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa sheegay inay si nabad galyo ah dhinaca Somaliland ugu gudbiyeen askar iyo hubkooda oo iskusoo dhiibay.
Waxay garaadadu sheegeen inay diyaar u yihiin in ciidamada Somaliland ee Sool ka dagaalamaya si nabad galyo ah loogu fududeeyo inay ku laabtaan deegaankooda.
Isimada waxay sheegaan in aan cidna dhibaato loo geysan doonin, iyagoo ku baaqay in ciidamada Somaliland ee ku sugan dhinaca bari magaalada Laascaanood ay xabbada joojiyaan oo ay deegaankooda si nabad galyo ah ugu laabtaan.
Si kastaba ha ahaatee, ciidamada Somaliland ayaa badi ku sugan saldhigyo ku kala yaala Tukaraq, Gambara iyo Gooje-Cadde oo dhaca bariga gobolka Sool.
Ciidamadan iyo kuwa kale oo kasoo jeeda SSC ayaa maalintii 8aad ku dagaalamaya magaalada Laascaanood duleedkeeda. Waxayna Isimadu sheegeen inay socon weyday xabbad joojintii lagu dhawaaqay.
Dagaal culus oo xilligan habeenka ah ka socda magaalada Laascaanood
2/13/2023 3:56 PM EST
Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kuwa SSC ayaa caawa ka socda goobihii labada ciidan isku hor fadhiyeen ee magaalada Laacaanood ee gobolka Sool.
Somaliland oo madaxweynihii hore ee Soomaaliya ku eedaysay in uu hurinayo colaada Laascaanood
2/13/2023 3:04 PM EST
Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku eedaysay in uu ka danbeeyo qorshaha amni darada Laascaanood.
Baadigoob Caafimaad: Amsterdam illaa iyo Istanbul
2/13/2023 9:34 AM EST
Pieter Storms oo u dhashay dalka Holland ayaa muddo 10 sano ah waxa uu la daalaa dhacayay waxa afka loo yaqaano "Calcification" oo ah Calcium ku aruura qayb ka mid ah jirka. Pieter Storms ayaa dibkaa soo gaaray waxa uu ku baahay laga bilaabo anqawyada ilaa jilbaha iyo sinta. Pieter Storms ayaa wuxuu ahaa nin caan ka dhax dalka Holland, isaga oo soo-saare ka ahaa TVga Holland. Daaweyn uu ka helay Cisbitaalka Acıbadem Altunizade ee magaalada Istanbul ayuu Pieter Storms ku caafimaaday ka dib markii uu Cisbitaalka Caalimiga ah ee Acibadem xaruuntiisa Amsterdam u soo gudbisay xaaladda caafimaad ee Pieter Storms. Waxaana ammaantaas iska leh wada-shaqeynta wanaagsan ee ka dhexeysa xaruumaha caafimaadka ee Acibadem..
Toogasho si weyn loo hadal haayo oo Maanta ka dhacday magaalada Jowhar
2/13/2023 8:37 AM EST
Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya toogasho Maanta nin hubeysan uu ka geystay afaafka hore ee Maxkamad ku taala magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukun ku riday weriye Cabdalle Muumin
2/13/2023 5:17 AM EST
Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta oo isniin ah go’aan ka gaartay dacwaddii ka dhanka ahayd Cabdalla Muumin oo ah guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS.
Jabuuti oo iska fogeysay inay ku lug leedahay colaadaha ka jira magaalada Laascaanood
2/13/2023 5:04 AM EST
Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Dowladda Jabuuti ayaa waxay iska fogeysay inay wax lug ah ku leedahay arrimaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo ay ku dagaalamayaan Somaliland iyo dadka deegaanka ee SSC.
Culimada Somaliland oo baaq kasoo saaray collaada Laascaanood
2/13/2023 4:57 AM EST
Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Culimada waa wayn ee Somaliland ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka Laascaanood, isla markaana miiska wadahadalka layskugu yimaado.
Imaam Masaajid oo Maanta lagu dilay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho
2/13/2023 2:33 AM EST
Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay kooxo hubeysan gudaha degmadaasi ay ku dileen Sheekh caan ka ahaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Maraykanka oo duqayn ku dilay 12 katirsan kooxda Alshabaab
2/13/2023 12:40 AM EST
Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay inay12 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab ku dileen duqayn ka dhacday Soomaaliya, iyagoo taageeraya dowladda federaalka.
Somali News
Mum creates organisation to bridge gap between autism and Leicester's Somali community
-
Leicester Mercury
2/13/2023 12:12 PM EST
'If I tried to translate autism into the Somali language, there is no word for it'
Pursuing Health: Amsterdam to Istanbul
-
Acibadem
2/13/2023 9:22 AM EST
Pieter Storms, a 62-year-old Dutch national and renowned TV announcer in the Netherlands, had been struggling with a calcification problem for approximately ten years. The problem started in his ankles and gradually progressed to his knees and hip.
Somaliland religious clerics call for ceasefire in Las Anod
-
HOL
2/13/2023 8:25 AM EST
Hargeisa (HOL) - Religious leaders in the separatist region of Somaliland have called for an end to the violence in Las Anod and expressed their support for the implementation of a cease-fire.
Banadir Regional Court sentences SJS Secretary-General to jail
-
HOL
2/13/2023 7:35 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Banadir Regional Court today sentenced the head of the Somali Journalists Syndicate (SJS), Abdalle Muunin, to a two months prison sentence on Monday.
Eritrea to return to Igad as Ruto eyes bloc leadership
-
The East African
2/13/2023 5:01 AM EST
Eritrean President Isaias Afwerki has not always been a go-to man. Considered a pariah and with sanctions imposed on his economy and key people in his government, even Kenya gave Asmara a wide berth.
Somali army captures al Shabab base in Lower Jubba region
-
HOL
2/13/2023 1:51 AM EST
Kismayo (HOL) - Somali National Army, backed by Jubbaland regional state forces, retook Qunbi village in Lower Jubba region on Sunday, where al Shabab had a major base.
Ugandan university bans cameras at graduation ceremony
-
BBC
2/13/2023 1:33 AM EST
One of Africa's most prestigious universities has banned those attending its graduation ceremony from carrying phones, cameras and video cameras, according to a statement.
Real Madrid beat Al-Hilal to win Club World Cup
-
Al Jazeera
2/13/2023 1:31 AM EST
Real Madrid has won the Club World Cup for a record-extending fifth time after beating Saudi Arabia’s Al-Hilal 5-3 in the final in Rabat, Morocco.
Kenya strongly championed reforms in UN’s peace and security architecture – Amb. Kiboino
-
KBC
2/13/2023 1:17 AM EST
Kenya successfully made a case for the need to reform the United Nations peacekeeping operations to make them more responsive to current and emerging dynamics on local conditions, the country’s Deputy Permanent Representative to the United Nations Amb. Michael Kiboino has said.
Arabs continue relief efforts for quake victims in Türkiye, Syria
-
AA
2/13/2023 1:14 AM EST
Arab countries continued their relief efforts for the victims of two violent earthquakes that jolted Türkiye and Syria on Monday.
US says it killed 12 al-Shabaab fighters in Somalia airstrike
-
CNN
2/13/2023 1:12 AM EST
Washington CNN — US Africa Command has said it killed 12 al-Shabaab fighters in a remote area of Somalia on Friday in support of that country’s federal government and army.