Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Apr 22, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo cafis u fidiyay in ka badan 100 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiyo kuyaala Muqdisho
Sabti, April, 22, 2023 (HOL) - Ilaa 127 Maxaabiis ah oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Muqdisho ayaa Maanta lagu sii daayay cafis madaxweyne, waxaana la tilmaamay in maxaabiista ay ahayeen kuwa galay dambiyo fudud.
Maxaabiistaan ayaa la sheegay in lagu sii daayay cafis uu u fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku aadan munaasabada Ciida awgeed.
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa la tilmaamay inuu soo jeedin u sameeyay Madaxweynaha dowladda Soomaaliya in cafis madaxweyne lagu sii daayo maxabiista ku xukuman dambiyada fudud ee ku xirnaa qaar ka mid ah xabsiyada kuyaala magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xabsi dhexe iyo Xabsiga MBC ee ku yaala Ex koontarool Afgooye.
Maxaabiistaan cafiska loo fidiyay Maanta ee la sii daayay ayaa wajiyadooda waxaa ka muuqday farxad, kuwaas oo si weyn ugu mahadceliyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo cafiska u fidiyay.
Sanad walba marka la gaaro xiligaan oo kale munaasabada Ciida Soon fureed waxaa cafis madaxweyne lagu sii daaya maxaabiista u xiran dambiyada fudud ee ku xiran xabsiyada magaalada Muqdisho.
Fannaankii caanka ahaa ee Cumar Xasan Rooraaye oo Hargaysa ku geeriyooday
4/22/2023 2:48 PM EST
Sabti, April, 22, 2023 (HOL) - Cumar Xasan Rooraaye oo kamid ahaa fannaaniinta Soomaaliyeed ee aad ka loo jecelyahay ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Hargaysa.
Faahfaahino kasoo baxaya weerar culus oo Nabadoono ku dhinteen oo ka dhacay deegaanka Masagawaay
4/22/2023 10:32 AM EST
Sabti, April, 22, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku bilaawday oo ay kooxda Shabaab ku qaaday deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud aroornimadii hore ee saakay.
Maamulka masjidka Cali Jimcaale oo hadlay dhacdo masajidka ka dhacday salaaddii Ciida ee shalay
4/22/2023 4:51 AM EST
Sabti, April, 22, 2023 (HOL) - Maamulka masjidka Cali Jimcaale ee magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay, waxay ugu yeereen munkar ka dhacay masjidka xilli lagu jiray salaaddii ciidul fidriga ee maalintii shalay.
Finland oo sheegtay in si qaldan loo isticmaalay lacago loogu talagalay dib u heshiisiinta Soomaaliya
4/22/2023 4:33 AM EST
Sabti, April, 22, 2023 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Finland ayaa qorsheyneysa inay 50,000 oo Yuuro ah ka soo ceshato hay'adda Kaniisadda ee Finn, kaddib markii shaki laga muujiyay in dhaqaalahaas si sax ah loo isticmaalay.
Alshabaab oo sheegay inay weerar kula wareegeen degaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud
4/22/2023 2:28 AM EST
Sabti, April, 22, 2023 (HOL) - Ururka Alshabaab ayaa weeraray farriisin ciidanka dowladda iyo ku dib u xoraynta ku lahaayeen degaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud.
Hay'adda NISA oo shaacisay iney howlgal qorsheysan ku dishay in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab
4/22/2023 2:07 AM EST
Sabti, April, 22, 2023 (HOL) - Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay inta u dhaxeeysa deegaanada Ugunji iyo Mubaarak oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Somali News
Somali military repels al Shabab attack on an army base in Galmudug
-
HOL
4/22/2023 4:25 PM EST
Mogadishu (HOL) - The Somali military reports that it has thwarted an al-Shabab militant attack on a military base in the country's central Galgaduud region.
Somali President Hassan Sheikh Mohamud orders release of 127 inmates on Eid al-Fitr
-
HOL
4/22/2023 4:21 PM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud ordered the release of 127 inmates from prisons in Mogadishu on the occasion of Eid al-Fitr on Saturday.
At least 21 killed as Somalia battles jihadis in remote area
-
AP
4/22/2023 10:15 AM EST
MOGADISHU, Somalia -- Somalia's military repulsed an attack by jihadi fighters in a remote region of the country early Saturday, killing at least 18 of the al-Shabab militants, according to a top army official.
Ocean Stars Rising: An underdog's journey at the AFCON U-17 tournament
-
HOL
4/22/2023 5:01 AM EST
Embarking on an epic voyage through uncharted waters, the Somali U-17 team defies all odds as they take center stage in the AFCON tournament's Group A, ready to etch their names in the annals of football history.
Somali military repels al Shabab attack on an army base in Galmudug
-
HOL
4/22/2023 4:55 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia’s military says it has repulsed an attack by al-Shabab militants on a military base in the country’s central Galgaduud region.
Saudi crown prince, Russian president speak in phone call
-
Arab News
4/22/2023 2:37 AM EST
The two expressed satisfaction with the level of cooperation between the two countries to bring stability to the global oil market
I went to Liverpool’s largest mosque as Muslims prepare to mark end of Ramadan
-
Liverpool Echo
4/22/2023 1:16 AM EST
One volunteer is using his Muslim faith to empower the youth of Toxteth and keep its sense of community alive
This year's Eid al-Fitr arrives with several firsts
-
MPR
4/22/2023 1:09 AM EST
Today marks the end of Ramadan and the beginning of Eid al-Fitr for many Minnesotans. And this year, there were some notable differences.
U.S. military prepares options for possible Sudan evacuation
-
Reuters
4/22/2023 1:04 AM EST
RAMSTEIN AIR BASE, Germany, April 21 (Reuters) - The U.S. military is preparing options to evacuate the U.S. Embassy in Sudan, Defense Secretary Lloyd Austin said on Friday as the Biden administration weighed whether to pull personnel out of the country's increasingly unstable capital.
20 al Shabab militants killed in Lower Shabelle region
-
HOL
4/22/2023 12:56 AM EST
Mogadishu (HOL) - At least 20 al-Shabaab militants were killed, and others were injured in a planned operation carried out by the National Intelligence and Security Agency (NISA) Forces supported by international allies in the Lower Shabelle region on Thursday night.
Tensions escalate as SSC militia, Somaliland forces anticipate conflict post-Eid holiday
-
HOL
4/22/2023 12:53 AM EST
Mogadishu (HOL) - Garad Jama Garad Ali, a traditional elder of the SSC, announced that the SSC militia has grown impatient with Somaliland forces and is determined to intensify attacks following the Eid holiday. Garad Ali called for Somaliland to withdraw its army from SSC territories, asserting that this is a necessary condition for initiating dialogue.