Jimco, September, 30, 2022 (HOL) - Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegtay in shan dagaalame oo katirsan kooxda Alshabaab lagu dilay howlgal qorshaysan oo ciidamada dowladdu kula wareegeen tuulada Basra ee gobolka Shabeeladda dhexe.
newsinsideWasaaradda warfaafinta ayaa sheegtay in ciidamada qalabka sida oo kaashanaya kuwa deegaanka ay haatan gacanta ku hayaan tuulada Basra oo ah deegaan istaraatiiji ah oo isku xira Muqdisho iyo gobolada Shabeelooyinka
Deegaanada laga xoreeyay ayaa Al-shabaab waxa ay ku lahaayeen maxkamado ay Shabaab dadka ay uga qaadi jireen lacagaha sharci darro ah iyo xarumo ay ka soo abaabuli jireen qaraxyada iyo dilalka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda warfaafinta.
Hal askari oo katirsan ciidamada dowladda ayaa ku geeriyooday inta uu howlgalku socday. Dowladdu ma sheegin wax dhaawac ah.