4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Sept 12, 2022
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 100 katirsan Alshabaab lagu dilay dib u xorraynta 20 deegaan
 

Isniin, September, 12, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada qalabka sida iyo dadka deegaanka, oo is kaashanaya ay Alshabaab ka xoreeyeen in ka badan 20 deegaan oo kuyaalla, Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur-Galbeed.

Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalladan lagu xorreeyay deegaannada saddex maamul lagu dilay in ka badan 100 ka tirsan dagaalamayaasha kooxda Alshabaab.

Dowladdu waxay sheegtay goobaha Alshabaab laga xoreeyay, inay ahaayeen kuwo tacadiyo joogto ah loogu gaysan jiray dadka shacabka a

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka dowladda kasoo baxay.