Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Dec 30, 2022
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Puntland oo war kulul kasoo saaray xaalada magaalada Laascaanood
Jimco, December, 30, 2022 (HOL) - Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada maamulka Puntland, islamarkaana qaarkood xilal ka soo qabtay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada mafaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Siyaasiyiintan oo ka tacsiyadeeyay dadka ku dhintay rabashadaha ka socda magaalada Laascaanood ayaa ku eedeeyay maamulka Soomaaliland inay xasuuq ka wadaan magaalada Laascaanood, iyagoona uga digay Soomaaliland iney sii wadaan besgsiga iyo barakicinta dadka Shacabka ah.
Xubnahaan siyaasiyiinta ah ayaa sidoo kale ku dhaliilay maamulka Puntland inuu dhegaha ka fureysatay xaalada amni iyo mida Bani’aadanimo ee ka taagan dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay magaalada Laascaanood.
Siyaasiyiintaan ayaa sidoo kale wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda Fedaraalka iyo Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran inay ka baaqsadeen inay cambaareeyaan oo wax war ah ka soo saaraan xaalada Laascaanood, iyagoo ugu baaqay dowladda Soomaaliya iney waajib ku tahay ka warqabka sharafka iyo nabadgalyada qofka Soomaaliga ah oo ay ka mid yihiin dadka reer oo ay sheegeen iney dhibane u yihiin midnimada Soomaaliyeed.
Hoos ka akhriso War saxafadeedka Siyaasiyiinta soo saaree;-
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo ka hadlay xaalada magaalada Laascaanood
12/30/2022 12:45 PM EST
Jimco, December, 30, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw ka hadlay dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool iyo amniga magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Xaalada magaalada Laascaanood oo wali cakiran
12/30/2022 9:42 AM EST
Jimco, December, 30, 2022 (HOL) - 1 qof ayaa ku dhintay 2 qof oo kalena way ku dhaawacmeen mudaharaad maanta galinkii danbe ka qarxay magaalada.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka Koonfur Galbeed oo gaaray is faham muhiim
12/30/2022 6:04 AM EST
Jimco, December, 30, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xalay mar kale kulan kula qaatay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho siyaasiyiinta ku midoobay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Badbaadada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Tartan Ciyaareed Kubadda Cagta ah oo Baledweyne uga furmay Ardayda Jaamacadda Hiiraan
12/30/2022 5:04 AM EST
Jimco, December, 30, 2022 (HOL) - Waxaa Shalay galinkii dambe garoonka kubadda cagta ee loo yaqaano Jaayga ee magaalada Baledweyne tartan ciyaareed xiisa badan uu uga bilawday ardayda wax ka barata Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Hiiraan.
Ciidamada dowlada oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose
12/30/2022 4:00 AM EST
Jimco, December, 30, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugida Qaranka iyo kuwa Booliiska Haramcad ay si buuxdo ula wareegeen gacan ku heynta deegaanada Jilib marka iyo Gandarshe oo ah deegaano hoostaga magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Halyeeygii Kubadda Cagta ee reer Brazil Pele oo geeriyooday
12/30/2022 2:17 AM EST
Jimco, December, 30, 2022 (HOL) - Halyeygii kubadda cagta ee xulka qaranka Brazil Pele ayaa u geeriyooday xanuunka Kanser-ka iyo xanuuno kale oo uu la ildarnaa mudooyinkii dambe isagoo ah 82 sano jir.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Bilad Qaran guddoonsiiyay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle
12/30/2022 1:03 AM EST
Jimco, December, 30, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay ka hadlay munaasabad Casho sharaf ah oo madaxweynaha dowladda Jabuuti loogu sameeyay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Jabuuti abaalka ay u gashay Soomaaliya uu yahay mid aanan la gudi karin.
Magaalada Maqale ee gobolka Tigray oo ay si buuxda ula wareegeen Ciidamada Federal Booliska Itoobiya
12/30/2022 12:58 AM EST
Jimco, December, 30, 2022 (HOL) - Ciidamada Federal Booliska Itoobiya ayaa gudaha u galay magaalada Maqale si ay usugaan amniga magaalada Maqale iyo waliba xarumaha dowliga ah ee ku yaal isla magaalada Maqale.
Somali News
One protestor killed, two other injured as protests continue in Las Anod
-
HOL
12/30/2022 10:42 AM EST
Las Anod (HOL) - At least one protestor was killed, and two others were injured during the second day of protests in Las Anod, the administrative capital of the Sool region, on Friday.
President Mohamud presents Ismail Omar Guelleh the Somali Medal of Honour
-
HOL
12/30/2022 10:41 AM EST
Mogadishu (HOL) - President Hassan Sheikh Mohamud hosted the President of Djibouti, Ismail Omar Guelleh and his delegation for dinner held at the Villa Somalia on Thursday night.
Somali troops seize two villages in Lower Shabelle region
-
HOL
12/30/2022 5:57 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali intelligence forces and the Haram'ad Police Special Forces fully control Jilib Merca and Gandarshe villages under Merca town in the Lower Shabelle region on Friday morning following heavy fighting against al Shabab.
Ethiopia's Tigray conflict: Flights resume between Addis Ababa and Mekelle
-
BBC
12/30/2022 1:25 AM EST
Families wept and kissed the tarmac at the main airport in Ethiopia's northern Tigray region as they reunited after being kept apart by war for more than 18 months.
Russian response to Ukrainian grain grant for Sudan
-
Sudan Tribune
12/30/2022 1:12 AM EST
December 29, 2022 (KHARTOUM) – Did Russia express any concern about Ukraine’s decision to provide humanitarian assistance to his country this is what Sudan Tribune sought to verify during the recent days.
Italian woman kidnapped in Kenya freed
-
ANSA
12/30/2022 12:29 AM EST
Briefly abducted, freed by Al-Shabaab after firefight with cops
U.N. aid chief to visit Afghanistan over female aid worker ban
-
Reuters
12/30/2022 12:23 AM EST
UNITED NATIONS, Dec 30 (Reuters) - U.N. aid chief Martin Griffiths will visit Afghanistan in the coming weeks and seek to meet the highest possible officials within the Taliban-led administration after it banned female aid workers, a senior U.N. official said on Thursday.
Pele: The player who united a nation
-
BBC
12/30/2022 12:18 AM EST
Outside the Albert Einstein hospital in São Paulo, fans started gathering when they heard the news of Pele passing. Some were dressed in the number 10 shirt Pele wore when playing for Santos. Outside a banner had been draped that read "Eternal King Pele".
25,000 tonnes of Ukrainian wheat delivered to Somali
-
Ukrinform
12/30/2022 12:14 AM EST
As part of Ukraine's aid to the people of Africa, who are on the brink of starvation, the shipment of 25,000 tonnes of Ukrainian wheat was delivered to the port of Berbera in Somalia.
Somalia’s defector rehabilitation centers face financial uncertainty
-
VOA
12/30/2022 12:11 AM EST
WASHINGTON — As Somalia security forces dislodge al-Shabab from new territories in the central regions, the United Nations agency running al-Shabab defector rehabilitation centers says it has not received funding to continue its work.