Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Aug 17, 2022
Taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo sheegay in howlgalo qorsheysan lagu dilay 10 Xubnood oo Al-shabaab ah
Arbaco, Agoosto, 17, 2022 (HOL) - Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in holwgalo qorsheysan oo ay ka sameeyeen tuulada Kilijiido oo ka mid ah tuulooyinka hoostaaga degmada Janaale ee gobolka Sh/hoose inay ku dileen xubo ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ciidanka xoogga howlgalo ay ka sameeyeen tuulada Kilijiido ay ku dileen ku dhawaad 10 xubnood oo ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab, islamarkaana ay dhaawaceen 13 kale.
Wuxuu intaasi ku daray in ciidanka xoogga dalka ay ka furteen Al-shabaab Saanad Militari, islamarkaana ay burburiyeen Saldhigyadii ay ku lahayeen tuuladaasi oo ay gaadiidka uga qaadan jireen lacagaha.
Taliye Odawaa Yuusuf ayaa sidoo kale tilmaamay in guud ahaan dalka oo dhan ay xiligaan ka socdaan howlgalo lagula dagaalamayo Al-shabaab, Islamarlaana ay ahaan doonaan kuwa sii socon doono ilaa iyo inta laga saarayo Al-shabaab dalka oo dhan.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweyne Mustafe cagjar iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaarey gobolka Siti ee dowlad degaanka Soomaalida
8/17/2022 12:33 PM EST
Arbaco, Agoosto, 17, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu ku jiro ku xigeenkiisa Ibraahim Cismaan ayaa maanta gaarey magaalooyin kamid ah gobolka Siti ee degaanka Soomaalida.
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Maanta la wareegay deegaanka Ceel La Helay ee gobolka Hiiraan
8/17/2022 10:52 AM EST
Arbaco, Agoosto, 17, 2022 (HOL) - Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Macawiisleeyda ayaa Maanta dagaal kula wareegay deegaanka Ceel lahele oo 20 KM dhinaca Waqooyi kaga beegan degmada Halgan ee gobolka Hiiraan.
Wasiir Siciid Sulub: Inamada ay soo abaabuleen waxa lagu amray in ay i weeraraan
8/17/2022 9:49 AM EST
Arbaco, Ogosto, 17, 2022 (HOL) - Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa madaxda xisbiga Waddani ku eedeeyay in ay ka danbeeyeen weerarkii ay taageerayaasha xisbigu kusoo qaadeen.
Iran oo ku gacan seyrtay inay hub sharci darro ah galiso Yemen iyo Soomaaliya
8/17/2022 7:15 AM EST
Arbaco, Agoosto, 17, 2022 (HOL) - Dowladda Iran ayaa beenisay inay hub sharci darro ah oo lagu taageerayo Xuutiyiinta geysay dalka Yemen, hubkaas oo la sheegay in lasoo marsiiyo badda Soomaaliya, sida ay horey u sheegeen hay’adaha UNka iyo kuwo kale.
Hooyo Faa'iso "Gabdheyda Suuqa ayaan adeeg uga diray, ayadoo meyd ah ayaana ley keenay"
8/17/2022 7:12 AM EST
Arbaco, Agoosto, 17, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil argagax badan ku reebay dadka deegaanka Ceelasha Biyaha oo Shalay galinkii dambe halkaasi loogu geystay Allah u naxariiste marxuumad Hibo Qaasim Maxamed oo ka mid aheyd ardaydii Shalay ku baastay Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka oo ay qaaday dowladda Soomaaliya.
Dad cadhaysan oo weeraray wasiirka xannaanada xoolaha Somaliland
8/17/2022 5:01 AM EST
Arbaco, Ogosto, 17, 2022 (HOL) - Dad cadhaysan ayaa dhagax la boobay Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed, oo ka qaybgalay aas loo sameeyay 3 qof oo ku dhintay bannaanbixii 11 August.
Dowladda Mareykanka oo war kasoo saartay muranka ka dhashay natiijada doorashada dalka Kenya
8/17/2022 3:34 AM EST
Arbaco, Agoosto, 17, 2022 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday shacabka dalka Kenya iney muujiyaan deganaasho iyo dulqaad, maalin kadib markii la shaaciyay natiijada doorashada inuu ku guuleystay William Ruto oo noqonaya madaxweynaha shanaad ee dalkaasi Kenya, iyadoona natiijadaasi uu qaadacay Raila Odinga oo ahaa musharaxa tartanka adag la galay William Ruto.
Golaha wasiiradda Soomaaliya oo magacaabay guddiga qaran ee gurmadka abaaraha
8/17/2022 1:14 AM EST
Arbaco, Agoosto, 17, 2022 (HOL) - Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay raysal wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa lagu magacaabay guddiga qaran ee gurmadka abaaraha oo ka kooban golaha wssiirada iyo culimada, ganacasatada iyo bulshada rayidka.
Somali News
High school graduate killed on the same day her family learns she passed her national exam
-
HOL
8/17/2022 11:35 AM EST
Mogadishu (HOL) - Armed robbers brutally stabbed a recent secondary school graduate to death on the outskirts of Mogadishu on Tuesday, the same day the Ministry of Education published her name among the students who successfully passed the national secondary school examination.
Immigrant campaigns to bring diverse voice to local elections
-
Stuff
8/17/2022 9:51 AM EST
Abdul Mohamud is an African immigrant from Kenya running in the Auckland local elections for Puketāpapa Local Board. He talks about his motivation to run and the importance of diversity.
Mukhtar Robow meets Swedish diplomat in first meeting with western officials
-
HOL
8/17/2022 9:33 AM EST
Mogadishu (HOL) - Mukhtar Robow Ali Abu Mansour, Somalia's Religious Affairs Minister, met with Norwegian Charge d'Affaires Haakon Svane at his office in Mogadishu on Wednesday, the first time a western diplomat has met with the former Al Shabaab leader.
Somaliland's livestock minister chased away from funeral for dead protesters
-
HOL
8/17/2022 8:36 AM EST
Hargeisa (HOL) - Somaliland's Livestock Minister Saeed Sulub Mohamed was stoned by angry people at the funeral of three people killed during political protests in Hargeisa on August 11.
SNA kills 10 al Shabaab fighters in Lower Shabelle
-
HOL
8/17/2022 8:12 AM EST
Mogadishu (HOL) - At least ten al Shabaab militants were killed and 13 others injured during security operations in Janale district in the Lower Shabelle region on Tuesday.
PM Barre appoints National Drought Committee to tackle famine
-
HOL
8/17/2022 5:24 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's PM chaired a special cabinet meeting on Wednesday to appoint a national drought committee to coordinate famine relief efforts in Somalia.
African leaders hail win, pledge to work with Ruto
-
The Standard
8/17/2022 4:22 AM EST
Congratulatory messages continue to pour in from across the world following the declaration of Deputy President William Ruto as the winner of the last week's General Election.
Body of Edmonton teen recovered from pond in Whitecourt, Alta.
-
CBC.ca
8/17/2022 4:18 AM EST
The body of an Edmonton teenager missing in a pond in Whitecourt, Alta., since Sunday has been recovered.
Iran dismisses reports of arms smuggling to yemen via Somalia
-
Caspian News
8/17/2022 1:31 AM EST
Iran’s Foreign Ministry Spokesman Nasser Kanaani has refuted allegations that Tehran is smuggling weapons to the Houthi rebel group in the Yemeni port city of Hodeidah through the Iranian port of Bandar Abbas.
Analysis | Why East Africa's Facing Its Worst Famine in Decades
-
Bloomberg
8/17/2022 1:19 AM EST
A humanitarian disaster is unfolding in East Africa, which is in the grip of its worst drought in at least four decades. More than 80 million people across Somalia, Ethiopia, Kenya, Sudan, South Sudan, Uganda and Djibouti are food insecure, and almost half of them are having to sell their possessions in order to eat, according to the World Health Organization. With forecasters seeing a high risk of rains failing for a fifth consecutive season and aid flows falling short of what’s needed, the region is at risk of a famine that’s on a par with -- or even worse than -- one that Ethiopia experienced in the 1980s and claimed an estimated 1 million lives.
Somali President telephones Ruto to congratulate him on election victory
-
HOL
8/17/2022 1:00 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud called Kenya's President-elect, William Samoei Ruto, to congratulate him and his Deputy, Rigathi Gachagua, on Kenya's elections.
Uganda-Somalia agreements: Eight documents to be signed by end of the year
-
NTVUganda
8/17/2022 12:22 AM EST
Uganda will by the end of the year have signed more than eight agreements with Somalia as a means to formalize government and business relations between the two countries.
Miraa exports to Somalia hit Sh1bn in three weeks
-
Business Daily
8/17/2022 12:16 AM EST
Kenya has exported miraa worth Sh1 billion to Somalia in under a month since the resumption of trade coming as a major reprieve to growers who had been hit hard when Mogadishu imposed a ban in 2019.
Buffeting winds compound misery for IDP families in Adado
-
Radio Ergo
8/17/2022 12:12 AM EST
(ERGO) – Seventy-year-old Somali grandmother Hawo Olad Osoble, who has failing eyesight, is sleeping outside with eight grandchildren in her care, after giving up rebuilding their flimsy hut that keeps being blown down by strong winds buffeting their camp in Adado, central Somalia.
Elon Musk says he is buying Manchester United
-
CGTN
8/17/2022 12:06 AM EST
Tesla Chief Executive Officer Elon Musk said on Tuesday he was buying football club Manchester United Plc.
Somali government vows to eliminate al-Shabaab terrorists' so-called courts
-
AA
8/17/2022 12:03 AM EST
The Somali government has announced that it will close so-called courts established by the al-Shabaab terror group in Lower Shabelle and in and around Mogadishu within two years.