Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Sept 20, 2021
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay Safiirka wadanka UK
Isniin, September, 20, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka UK u jooga Soomaaliya Kate Foster.
Kulanka dhexmaray Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo Safiirka UK ayaa waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalka, gaar ahaan amniga doorashooyinka Soomaaliya.
"Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo habsami u socodka iyo amniga doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra'iisul Wasaaruhu" ayaa lagu yiri qoraal lagu soo daabacay bogga Xafiiska Raysal wasaare Rooble.
Kulanka dhexmaray Raysal wasaare Rooble iyo Safiir UK ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka amniga Cabdulaahi Maxamed Nuur ee uu dhawaan magacaabay Raysal wasaare Rooble iyo la taliyaha amniga Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Diirshe.
Wuxuu imaanaya kulankan xili wali raysal wasaaraha Soomaaliya uu khilaaf xoogan kala dhaxeeyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo, dalkana uu ku guda jiro marxalad doorasho.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Qaali Maxamuud Guhaad "Farmaajo diyo kama rabno ee waxaan ka rabnaa inuu taageero cadaalad u helida gabadheyda"
9/20/2021 10:45 AM EST
Isniin, September, 20, 2021 (HOL) - Qaali Maxamuud guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil oo ka hadleysay kulan lagu taageerayay Raysal Wasaare Rooble oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegtay ineysan madaxweyne Farmaajo ka dooneyn iney diyo ka qaadato oo ay dooneyso cadaalad u helida gabadheeda.
Raysal wasaare Rooble oo la kulmay ku xigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Aqalka sare
9/20/2021 10:04 AM EST
Isniin, September, 20, 2021 (HOL) - Waxaa maanta markale kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Raysal wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmad.
Maxkamadda ICJ oo dowladda Soomaaliya ku wargalisay waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda
9/20/2021 8:18 AM EST
Isniin, September, 20, 2021 (HOL) - Maxkamada caddaalada adduunka ayaa sheegtay in xukunka kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ay ku dhawaaqi doonto 12 ka bisha Octobar ee sannadkan.
Ciidamo Booliis ah oo goordhaw xiray isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha magaalada Baledweyne
9/20/2021 6:22 AM EST
Isniin, September, 20, 2021 (HOL) - Ciidamo ka tirsan Booliiska ku sugan magaalada Baledweyne ayaa goordhaw xirtay wadada ugu muhiimsan isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalada Baledweyne.
Maamulka degmada Buula burte oo faahfaahin ka bixiyay qaraxyadii lagu burburiyay dhismahii garoonka diyaaradaha Buula burte
9/20/2021 4:48 AM EST
Isniin, September, 20, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka degmada Buula burte ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar qaraxyo ahaa oo lagu burburiyay dhismahii garoonka diyaaradaha degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan.
Shirkii dowlad goboleedyadu isugu imaan lahaayeen magaalada Garowe oo baaqday
9/20/2021 2:52 AM EST
Isniin, September, 20, 2021 (HOL) - Shirkii wadatashiga ahaa ee ay maalinta berrito ah dowlad goboleedyadu ku qabsan lahaayeen magaalada Garowe, ayaa baaqday, sida ay inoo sheegeen ilo xog-ogaal ah oo ku dhow madaxtooyada Puntland.
Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay kadib labo todobaad oo la weysanaa
9/20/2021 2:01 AM EST
Isniin, September, 20, 2021 (HOL) - Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo la sheegay in la afduubtay horraantii bishan ayaa la siidaayay, sida uu sheegay Haki Africa, oo ah urur u dooda xuquuqda aadanaha oo qaabilsanaa daba galka kiiskiisa.
Somali News
Somalia and FAO sign agreement to transfer data and analysis capability to SNBS
-
DevDiscourse
9/20/2021 4:37 PM EST
The Somalia National Bureau of Statistics (SNBS) of the Federal Republic of Somalia has signed a historic formal agreement with the Food and Agriculture Organization (FAO) of the United Nations to transfer the Food Security & Nutrition Analysis Unit (FSNAU) and the Somalia Water & Land Information Management (SWALIM) Programs from FAO to the SNBS. The transfer will happen through a three-phased approach that is expected to conclude within three years.
China mulls photo contest in Somalia to strengthen ties
-
Xinhua
9/20/2021 4:27 PM EST
MOGADISHU (Xinhua) - The Chinese Embassy in Somalia said on Monday it will organize a China-Somalia Friendship Photo Contest to help enhance bilateral relations ahead of the 72nd anniversary of the founding of the People's Republic of China.
Ikran's mother demands Farmajo to stop politicizing Ikran's disappearance
-
HOL
9/20/2021 4:24 PM EST
Mogadishu (HOL) - Qali Mohamud Guhad, the mother of Ikraan Tahliil, spoke at a rally in support of Prime Minister Roble in Mogadishu on Monday, where she said she did not want President Farmajo to politicize her daughter's case.
FMS conference in Garowe postponed
-
HOL
9/20/2021 3:44 PM EST
Garowe (HOL) - A meeting between Somalia's Federal Member States leaders in Garowe was postponed on Monday.
ICJ to rule on Somalia-Kenya maritime case next month- Somali Deputy PM
-
HOL
9/20/2021 8:40 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The International Court of Justice will deliver its ruling on the maritime case between Somalia and Kenya next month, Somali Deputy Prime Minister Mahdi Guled has said.
'The Gravedigger's Wife': Somali-Finnish story wins at Toronto Film Festival
-
The National
9/20/2021 6:37 AM EST
WhenSomali-Finnish writer-director Khadar Ayderus Ahmed was growing up in Mogadishu, he’d often see gravediggers waiting outside a nearby hospital on his walk to school.
'In good health': Abducted Kenyan-Somali researcher released
-
The Star
9/20/2021 6:22 AM EST
A missing Kenyan-Somali researcher who was abducted from the city centre in Nairobi has been released by his captors.
Conflict displaced families in Gedo left in the cold as locals unable to host them
-
Radio Ergo
9/20/2021 12:09 AM EST
Mohamed Omar Jama, a father of eight, has been forced to beg on the streets after fleeing his farm in southern Somalia’s Gedo region.
Djibouti president, 73, returns home after hospitalisation rumours
-
AFP
9/20/2021 12:05 AM EST
Djibouti President Ismael Omar Guelleh has returned home to the Horn of Africa country, his office said Sunday, after rumours that the 73-year-old had been hospitalised in Paris.