Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Nov 16, 2021
Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay warar sheegayay in Raysal wasaaraha uu wadahadalo la yeelanayo hoggaanka Ahlu Sunna
Talaado, November 16, 2021 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa faahfaahin ka bixiyay warar baraha bulashada si aad ah loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay ee ahaa in raysal wasare Rooble qorshaha uu u tagay Dhuusamareeb ay ka mid tahay inuu wadahadalo la yeesho Ahlu Sunna.
Wasiir Al-cadaala ayaa sheegay in safarka raysal wasaaraha ee Dhuusamareeb uusan qeyb ka aheyn qorshahiisa inuu wadahadal la yeesho Ahlu Sunnada hubeysan.
” Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble qorshaha uu u tagay Dhuusa-mareeb kuma jirto in uu wada-hadal la galo Ahlu sunnada hubeysan ayuu yiri” Wasiir Al-cadaala.
Wararkan ayaa soo baxay kadib markii raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya uu shalay gaaray degmada Dhuusamareeb oo uu sheegay in qorshaha safarkiisa uu yahay u kuurgalida arrimaha doorashooyinka.
Madaxda Ahlu Sunna ayaa sidoo kale ku sugan deegaanka Bohol ee gobolka Galgaduud oo Dhuusamareeb u jirta qiyaastii 30KM, waxaana dhawaan fashilmay wadahadalo lagu dhex dhexaadinayay hogaanka Ahlu Sunna iyo maamulka Galmudug.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Boqor Buurmadow oo Baydhabo tagaya si uu raali galin u siiyo reer Koonfur-galbeed
11/16/2021 1:27 PM EST
Talaado, November, 16, 2021 (HOL) - Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo kamid ah madax dhaqameedka Somaliland, oo maalmihii u danbaysay ku sugnaa magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in uu Baydhabo tagayo, si uu reer Koonfur-galbeed uga raali-galiyo tarxiilkii ay xukuumada Somaliland kaga saartay ciideeda.
Somaliland: Fannaanad ciidanka millateriga ka tirsan oo shaqadii laga eryay kadib, markii ay Waddani u heestay
11/16/2021 7:44 AM EST
Talaado, Noveber, 16, 2021 (HOL) - Fannaanada Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mid ah fannaaniinta ciidanka qalabka sida ee Somaliland, ayaa sheegtay in shaqadii ay ciidanka u haysay laga joojiyay kadib, markii lagu eedeeyay in ay ka heestay shirweynaha labaad xisbiga mucaarad ka ah ee Waddani.
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani oo hogaan cusub doortay
11/16/2021 6:36 AM EST
Talaado, Noveber, 16, 2021 (HOL) - Shirwaynihii labaad ee xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Hargaysa, ayaa Xirsi Xaaji Cali Xasan loogu doortay guddoomiyaha xisbiga Waddani, waxaana la doortay 6 guddoomiye ku xigeen iyo xogeeye.
Faahfaahino kasoo baxaya qaraxyo ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda
11/16/2021 6:21 AM EST
Talaado, November 16, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ee wadanka Uganda ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee maanta bartamaha magaalada Caasimadda ah ee Kampala ay ka dhaceen laba qarax oo waaweyn, kuwaas oo la sheegay iney geysteen khasaare kala duwan.
Danjire Abuukar Baalle: Dowladda Soomaaliya waxaa awood loo siiyay in ay ogaato hub kasta oo dalka soo galaya
11/16/2021 6:09 AM EST
Talaado, November 16, 2021 (HOL) - Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Abuukar Daahir Cismaan Abuukar Baalle, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya awood buuxda loo siiyay in hub walba oo galaya gudaha Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland iney ogaato.
Hanad Abdi Mohamad: Uma malaynayn in badbaadinta dadka aan ku mutaysanayo 142 xabsi ah
11/16/2021 1:41 AM EST
Talaado, November 16, 2021 (HOL) - Sannad ayaa laga joogaa markii jasiiradda Chios ee dalka Greece lagu xukumay, saddex dhallinyaro ah oo u kala dhashay Afgaanistaan iyo Soomaaliya, kuwaas oo ku xukuman xabsiyo waaweyn oo gaaraya 50 sano iyo 142 sano.
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo kordhiyay cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya
11/16/2021 12:22 AM EST
Talaado, November 16, 2021 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka qarsoodiga ah ee ay hesho kooxda Alshabaab, taasoo ay sheegeen in ay xadgudub ku tahay cunno-qabteynta hubka ee Qaramada Midoobay kusoo rogtay Soomaaliya.
Somali News
Bomb explosions hit Uganda’s capital Kampala
-
Al-Jazeera
11/16/2021 6:59 AM EST
Two explosions in the heart of Uganda’s capital killed at least two people and sent parliamentarians rushing for cover as nearby cars burst into flames, witnesses and media reported, the latest in a string of bombings over the past month.
China demands arms embargo exit framework for Somalia, abstains from extension vote
-
HOL
11/16/2021 5:49 AM EST
WASHINGTON (HOL) - China has demanded that the three decades old arms embargo on Somalia be pegged on milestones which the country can be judged upon instead of a blanket ban and year-in-year-out extensions.
Somali American Lawmaker in Minnesota Sees Role as Bridge Builder
-
VOA
11/16/2021 1:38 AM EST
Omar Fateh prides himself on outreach, on trying to make connections and improve conditions for those living in the northern U.S. state of Minnesota – especially those in the Minneapolis district who elected him to the state Senate a year ago.
Japan to extend anti-piracy mission off Somalia
-
NHK
11/16/2021 1:30 AM EST
The Japanese government has decided to extend by one year, the country's Self-Defense Forces' counter-piracy mission off the coast of Somalia.
East African bloc urges Somalia to hold elections without delay
-
Xinhua
11/16/2021 1:25 AM EST
The Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) Executive Secretary Workneh Gebeyehu also lauded the Somali leaders and stakeholders for the successful completion of the election of the Upper House of Parliament.
UN condemns arms supply to Somalia's al-Shabab, keeps UN ban
-
AP
11/16/2021 1:06 AM EST
The U.N. Security Council condemned the supply of weapons and ammunition to al-Shabab extremists and others in Somalia in violation of a U.N. arms embargo and voted Monday to extend the ban for a year, saying the al-Qaida affiliate’s terrorist activities continue to destabilize the Horn of Africa nation.