Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Nov 11, 2021
Hay'ad fadhigeedu yahay Geneva oo sheegtay in hubka laga keeno dalka Iran si qarsoodi ah loosoo geliyo Soomaaliya
Khamiis, November 11, 2021 (HOL) - Qoryaha ay Iran siiso xulafadeeda Xuutiyiinta Yemen ayaa si qarsoodi ah looga soo gudbiyaa gacanka Cadmeed, sida ay sheegtay hay'ad fadhigeedu yahay magaalada Geneva.
Hay’adda caalamiga ah ee ka dhanka ah dambiyada abaabulan, ayaa sheegtay in daraasad ay ka soo saareen xog laga helay in ka badan 400 oo hub ah oo laga diiwaan geliyay 13 goobood oo ku yaalla Soomaaliya muddo siddeed bilood ah iyo agabyo laga helay 13 doomood oo ay qabteen maraakiibta badda.
Waa cilmi-baaristii ugu horreysay ee si guud loo helo oo lagu sameeyo baaxadda hubka sharci-darrada ah ee Yemen laga soo galiyo dalka Soomaaliya.
Iran ayaa beenisay inay wax lug ah ku leedahay ka ganacsiga hubka ee Xuutiyiinta. Si kastaba ha ahaatee, warbixintu waxay sheegaysaa cadaymo hor leh oo tilmaamaya hubka dawladda Iran ugu talo gashay Yemen in ay usoo gudbaan Soomaaliya.
Warbixintu waxay sheegaysaa in ay isku mid yihiin caalamadaha hubka ay bixisay dawladda Iran iyo hubka lagu arkay Soomaaliya oo qaarkood gacanta u galay Alshabaab iyo Daacish.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Raysal wasaare Rooble iyo golaha wadatashiga qaran oo kawada shiray dooraahada golaha shacabka
11/11/2021 3:32 PM EST
Khamiis, November 11, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kulan aaladda fogaan aragga la qaatay golaha wadatashiga Qaranka, kaasoo diiradda lagu saaray dardargalinta doorashada Golaha Shacabka.
Kolonyo katirsan Ciiddanka AMISOM oo weerar ismiidaamin ah lagu eegtay magaalada Muqdisho
11/11/2021 8:38 AM EST
Khamiis, November 11, 2021 (HOL) - Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray Kolonyo katirsanayd ciiddanka AMISOM oo marayey Villa Baydhaba ee magaalada Muqdisho.
Soomaaliya oo 30 sano kadib shahaadooyin aqoonsi ah guddoonsiisay shirkaddaha diyaaradaha
11/11/2021 4:08 AM EST
Khamiis, November 11, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay muddo 30 sano ah kadib guddoonsiisay Shahaadadii ugu horreysay ee Hawl-wadeennada Hawada (AOC), iyadoo la guddoonsiiyay duuliyeyaal iyo shirkado diyaaradeed, taasoo ka dhigan horumar kale oo weyn oo dhinaca duulista hawada ah.
Bangiga adduunka oo shaqadii ka joojiyay shirkad laga leeyahay Kenya oo qeyb ka ahayd mashruuc Soomaaliya lagu taageerayo
11/11/2021 2:52 AM EST
Khamiis, November 11, 2021 (HOL) - Bangiga Adduunka ayaa ku dhawaaqay in muddo 21 bilood ah ay shaqada ka joojiyeen shirkadda Africa Development Professional Group Ltd. (ADP) oo ah shirkad bixisa adeegyo la-talin oo ku saabsan maamulka, maalgashiga, xalinta ganacsiga, maaliyadda shirkadaha iyo horumarinta ganacsiga.
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo goordhaw safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad
11/11/2021 2:01 AM EST
Khamiis, November 11, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goordhaw waxay safar dhulka ah ku gaareen degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.
Al-shabaab oo sheegatay in 50 madfac ay la heleen Saldhig ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaanka Kudhaa
11/11/2021 1:11 AM EST
Khamiis, November 11, 2021 (HOL) - Dagaalamaayasha Al-shabaab ayaa weerar madaafiic ah waxay ku qaadeen Saldhig ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Jasiirada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.
Diiwaan gelinta Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta Aqalka sare oo Maanta ka bilaabaneysa magaalada Dhuusamareeb
11/11/2021 1:02 AM EST
Khamiis, November 11, 2021 (HOL) - Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer maamul goboleed ee Galmudug ayaa goordhaw oo maanta ah magaalada Dhuusamareeb ka bilaabaya sida qorshuhu yahay diiwaan gelinta Musharaxiinta ku tartameysa labada kursi ee ka harsan kuraasta Aqalka sare.
Somali News
World Bank blacklists Kenyan consultancy firm over fraud
-
The Citizen
11/11/2021 10:55 AM EST
The World Bank has blacklisted a Kenyan consultancy firm that has undertaken several multi-million shilling projects for top government agencies over fraud.
Somalia and African Union Discuss Future of AMISOM
-
VOA
11/11/2021 10:52 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA — A 15-member team of the African Union Peace and Security Council met with senior Somali officials in Mogadishu on Tuesday and discussed the future of AMISOM peacekeeping operations. Tensions are running high after the Somali government expelled an AU deputy special envoy last week.
Somalia awards first aviation credentials to airlines in 3 decades
-
HOL
11/11/2021 8:45 AM EST
Mogadishu (HOL) - For the first time in over 30 years, the Somali government has begun awarding licenses to operate in its airspace - commonly known as an Air Operator's Certificate, marking another significant milestone in Somalia's aviation industry.
Civilians, AU soldiers reportedly killed in bomb explosion in Mogadishu
-
HOL
11/11/2021 8:40 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Several people among them AMISOM soldiers are suspected to have died following a bomb explosion in Mogadishu.
Rule of law: Rwanda, Somalia to strengthen judicial cooperation
-
The New Times
11/11/2021 1:33 AM EST
Rwanda and Somalia have announced a joint collaboration among institutions that administer justice so as to uphold the rule of law in both countries.
This year, Minnesota school-board meetings endured a backlash against diversity. On Election Day, three suburban districts elected Somali Americans for the first time.
-
Sahan Journal
11/11/2021 1:17 AM EST
Burnsville schools have changed a lot since Suad Said graduated in 2005.
Iranian-supplied arms smuggled from Yemen into Somalia, study says
-
Reuters
11/11/2021 12:54 AM EST
Guns supplied by Iran to its Houthi allies in Yemen are being smuggled across the Gulf of Aden to Somalia, according to a Geneva-based think tank, where al Qaeda-linked al Shabab insurgents are battling a weak and divided government.
Qatar Charity-sponsored students among Mogadishu University’s toppers
-
Gulf Times
11/11/2021 12:39 AM EST
Mogadishu University president said many of the students sponsored by Qatar Charity (QC) in Somalia emerge toppers at various colleges of the university.