4/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Oct 27, 2020
Talooyin Covid-19



Sida loo dhaqdo gacmahaaga. Sida habboon waa illaa 20 daqiiqo.

1 Ku qoo gacmahaaga biyo diirran.
2 Mari saabuun ku filan si ay u wadagaarto gacmahaaga oo dhan.
3 Calaacalaha gacmahaaga isku xoq markaad dhaqeyso.
4 isku xog calaacasha illaa gadaasheeda faraha oo isku jira.
5 Isku xoq calaacalaha faraha oo isku jira.
6 Soo god faraha si aad ugu xoqdo ciddiyaha calaacalaha.
7 Qabo suul kasta oo horay iyo gadaal si rogrogan u mari.
8 Caarada faraha ugu xoq calaacalaha kor iyo hoos.
9 Biyo iska raaci gacmaha.
10 Ku engeji gacmaha tuwaal nadiif ah.
11 Biyaha qasabadda ku xir tuwaal ama shukumaan
12 Hadda gacmahaagu waa nadiif!

Ku nadiifinta gacmaha nadiifiyaha gacmaha



1. Xulo ama dooro nadiifiye ugu yaraan ah 60% alkolo.
2. Ku bilow gacmo engegan, oo nadiif ah.
Markay gacmuhu wasakh ama dufan aad u leeyihiin, gacmo nadifiyeyaasha
ayaan si fiican u shaqaynayn.
3. Mari in yar oo taano le’eg gacmo nadiifiye ah, hal gacan calaacasheeda.
4. Mari nadiifiyaha gacmaha oo idil ilaa ay ka qalalaan.Не касайтесь ничего,
пока Waxba ha taaban illaa inta ay gacmahaagu engegeyaan
Gacmahaagu waa nadiif hadda!