Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Oct 31, 2020
Madaxweyne Farmaajo oo ballan qaaday in dowladdiisu joojinayso xarriga saxaafadda
Sabti, October, 31, 2020 (HOL) - Madaxweyne Farmaajo ayaa ballan qaaday inuu dhiirrigelinayo xorriyadda saxaafadda, kadib markii uu kulan la qaatay suxufiyiinta aan xuduudda lahayn (RSF), oo booqashadii ugu horreysay ee abid ku yimid Soomaaliya.
Xoghayaha guud ee RSF, Christophe Deloire ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu hoosta ka xariiqay in dowladdiisu ay joojinayso suxufiyiinta loo xirayo arrimo ku saabsan shaqooyinkooda.
“Waxaan ka codsaneynaa madaxweynaha iyo dhammaan dowladda cusub ee imaandoonta inay sii wadaan dadaallada lagu horumarinayo suxufiyiinta laguna dhiirrigelinayo soo bixitaanka saxaafad xor ah, madax-bannaan, lehna tayo sare,' ayuu yiri Christophe Deloire.
Wasiirka Warfaafinta, Cismaan Dube oo kulanka qeyb ka ahaa ayaa ku tilmaamay ballan qaadka madaxweynaha guul taariikhi ah oo gacan ka geysan doonta joojinta xarigga aan loo meel dayin ee saxafiyiinta Soomaaliyeed.
Dowladda madaxweyne Farmaajo ayaa lagu eedeeyay in ay caburin ku hayso saxaafadda xorta ah, waxaana baaq dhawaan kasoo baxay Qaramada Midoobay loogu baaqay in dowladdu aysan ku xad gudbin xoriyada saxaafadda.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Macron '' Xagjirnimada xitaa waxey khatar ku tahay dadka Muslimka ah
10/31/2020 1:44 PM EST
Sabti, October, 31, 2020 (HOL)- Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron oo wareysi siiyay Al Jazeera ayaa sheegay in uu fahamsan yahay darreenka dadka muslimka ah iyo fal celinta ay ka bixiyeen sawir gacmeedkii lagu afgalaadeeyay Nabbi Maxamed NNKH
Shirkii Adhicadeeye oo soo gabgaboobey iyo gogol labaad oo la dhigay isla halkaa
10/31/2020 10:30 AM EST
Sabti, October, 31, 2020 (HOL) - Shir nabadayn laba beelood ah oo mudo laba bilood ah ka socdey magaalada Adhicadeey oo waqooyi 30Km kaga aadan magaalada Laascaanood.
Xildhibaan Aadan Xeefoow oo laga saaray Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle iyo shaqsi kale oo lagu badallay
10/31/2020 9:07 AM EST
Sabti, October, 31, 2020 (HOL)- Xildhibaan Aadan Axmed Xeefoow oo ka mid ahaa xildhibaannada cusub Baarlamaanka 2aad ee Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle ayaa maanta laga reebay munaasabadii dheerta Baarlamaanka cusub oo ka dhacday magaalada Jowhar.
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay
10/31/2020 6:02 AM EST
Sabti, October, 31, 2020 (HOL)- Xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Jowhar iyadoo dhinaca kalana lagu dhawaaqay guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Baarlamaanka
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka Turkiga uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dhul gariir dalkaas ka dhacay
10/31/2020 5:55 AM EST
Sabti, October, 31, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxweynaha iyo shacabka Turkiga dhul gariirkii ka dhacay dalkaas oo ay ku dhinteen ilaa 30 qof.
Guddi ka tirsan Qaramada Midoobay oo sheegay inuu jiro heshiis xaga hubka ah oo ka dhexeeya Al-shabaab iyo kuuriyada waqooyi
10/31/2020 5:52 AM EST
Sabti, October, 31, 2020 (HOL) - Guddi baari oo hoos taga Qaramada Midoobay ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay u isticmaashay wax u muuqda madaafiic laga leeyahay Kuuriyada Woqooyi, weerar ka dhan ah xarunta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, horaantii sanadkan.
Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Africa
10/31/2020 4:43 AM EST
Sabti, October, 31, 2020 (HOL)-Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Africa ayaa sheegay in kooxd burcad ah toogasho ku dishay Labo muwaadin Soomaaliyeed ah deegaanka Cosmos oo ka tirsan Johannesburg.
Kenya oo xukun dheer ku riday labo nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay taageereen weerarkii Westgate
10/31/2020 2:17 AM EST
Sabti, October, 31, 2020 (HOL) - Maxkamad kutaala dalka Kenya ayaa laba nin oo Soomaali ah ku xukuntay 26 iyo 11 sano oo xarig ah kadib markii ay taageereen weerarkii 2013 lagu qaaday Westgate Mall ee magaalada Nairobi halkaas oo ay ku dhinteen 67 qof.
Xildhibaannada cusub ee dowlad Gobolleedka Hirshabeelle oo maanta la dhaarinayo
10/31/2020 1:15 AM EST
Sabti, October, 31, 2020 (HOL)-Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in maanta la dhaarinayo xildhibaannada cusub ee dhawaantan la soo xulay.
Somali News
New HirShabelle state MPs sworn in
-
HOL
10/31/2020 12:32 PM EST
JOWHAR (HOL) - Newly selected MPs in HirShabelle state were Saturday sworn in at the administrative capital Jowhar marking the beginning of a four year term in office.
Somali refugees watch US election closely
-
DW
10/31/2020 9:58 AM EST
Refugees who were affected by US President Donald Trump's Muslim travel ban are closely following the US election. Many are hoping for a new life in the US — but their futures hang in the balance.
Somalia in solidarity with Turkey over earthquake-President Farmaajo
-
HOL
10/31/2020 3:47 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somali President Mohamed Farmaajo has condoled the people of Turkey following an earthquake there that has killed about 30 people.
UN panel says N. Korean mortar apparently used in terrorist attack in Somalia
-
Yonhap
10/31/2020 12:51 AM EST
The al-Shabab Islamic extremist group used what appears to be a North Korean mortar in an apparent attack against the United Nations compound in Somalia earlier this year, a UN panel has said
Somalia's Ramla Ali eyes world and Olympic glory on eve of pro debut
-
BBC
10/31/2020 12:39 AM EST
Ramla Ali, a former British champion turned model turned Anthony Joshua and Meghan Markle protégé, begins a professional career on Saturday which the former refugee hopes will take her to both world and Olympic glory.
Canada to target over 400,000 immigrants per year
-
CIC News
10/31/2020 12:31 AM EST
Today, Canada announced its 2021-2023 Immigration Levels Plan. Canada will target the highest level of immigration in its history.
French citizens face threat 'everywhere' in the world, warns foreign minister
-
Dw
10/31/2020 12:19 AM EST
France's top diplomat Jean-Yves Le Drian warned of worldwide threats against French nationals following two brutal terror attacks. Meanwhile, President Emmanuel Macron held a crisis meeting with top ministers.
Why Donald Trump’s campaign focus on immigration could backfire in Minnesota
-
Global News
10/31/2020 12:12 AM EST
At a campaign stop in Rochester, Minn., Friday, Donald Trump repeated a promise to protect the state from refugees.
Somali refugees watch US election closely
-
Dw
10/31/2020 12:09 AM EST
Refugees who were affected by US President Donald Trump's Muslim travel ban are closely following the US election. Many are hoping for a new life in the US — but their futures hang in the balance.