Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Oct 29, 2020
Baledweyne: isku soo bax lagu xusayay dhalashada Nabi Maxamed & Sawirka madaxweynaha Faransiiska oo Baledweyne lagu gubay
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL)- Munaasabad si heer sarre loo soo agaasimay oo lagu xusaayay dhalashada Nabigeena suuban naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee oo ku beegan 12 bisha moowliid ayaa maanta ka dhacday magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Boqolaal shacab ah oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada reer Baledweyne oo ay hor kacayeen Culimada magaalada ayaa socod dheer ku dhexmarayay wadooyinka waaweyn ee magaalada kuwaas oo ku dhawaaqay erayo nabi amaan ah.
Isku soo baxa shacabka reer Baledweyne ay ku weyneynayeen dhalashada xabiibkeena ayaa intii ay socotay waxaa dab la qabad siiyay sawirka madaxweynaha dalka Faransiiska kaas oo dhawaan jeediyay hadal uu ugu gafay Nabi Maxamed naxariis iyo nabad galyo dushiisa ha ahaatee waxaana si aad ah uga carooday hadalkaasi gafka ah guud ahaan ummadda Muslimiinta ah.
Gobolada dalka Soomaaliya iyo dalal kale oo caalamka ka tirsan ayaa sameynayay maalmahii lasoo dhaafay isku soo baxyo xoogan oo looga fal celinayo gafkii uu ku kacay madaxweynaha Faransiiska.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Qof reer Minnesota ah oo ka bogsooday COVID-19 oo gurigiisa aaday ka dib marki uu 208 maalmood isbitaal ku jiray
10/29/2020 6:46 PM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL) Nin deggan Maple Grove ayaa uga dambayntii gurigiisa gaaray ka dib markii uu noqday bukaankii muddada ugu dheer isbitaal ku jiray ee golbolkan. Chris Hirte oo konton jir oh ayaa la rafanaayay fayraska halista ah tan iyo bishii Maarso 28/2020, oo laga jooggo 208 maalmood.
Xukun maxkamad Islaami ah oo ka dhacday Saaxdheer ayaa lagu xukumay rag Laascaanood lagala Baxsaday
10/29/2020 3:10 PM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL) - Lix nin oo loo haystey in ay dileen laba nin ayaa lagu ridey xukuno kala duwan magaalada Saaxdheer oo 69Km. Laascaanood koonfur kaga quman.
Madaxweyne Waare oo magacaabay Guddiga Doorashada Dadban ee heer Dowlad Gobolleed
10/29/2020 11:23 AM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL)- Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Dadban ee heer Dowlad Gobolleed.
Weerar dad ay ku dhinteen oo ka dhacay dalka Faransiiska
10/29/2020 8:03 AM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL)– Wararka ka imaanaya dalka Faransiiska ayaa sheegaya in labo ka mid ah dadkii lagu dilay weerarka toorreyda loo adeegsaday ee ka dhacay magaalada Nice ee dalka Faransiiska ay ku jireen gudaha kaniisad.
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo wasiirka cusub ee waxbarashada kula dardaarmay inuu wada shaqayn dhow la yeesho Puntland
10/29/2020 7:04 AM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare iyo wasiir ku xigeenka hore ee wasaaradda waxbarashadda.
Guddoomiye Mursal ‘’ Xukuumadda cusub waxaan ka rabnaa doorasho waqtigeeda ku dhacda
10/29/2020 6:06 AM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL)–Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa faray xukuumadda cusub in ay ka shaqeyso doorasho waqtigeeda ku dhacda.
UN ka oo ku waayay Sadaq John eedeymo ah in uu xiriir la leeyahay Al-shabaab
10/29/2020 4:05 AM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL) –Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa kulankoodii xalay ka sheeegay in wax cadeymo ah loo waayay dacwad ka dhan aheyd taliyaha ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir General Sadaq John oo lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay Al-shabaab.
Qarramada Midoobey oo ka hadashay shaqaale samafal oo lagu dilay dulleedka magaalada Muqdisho
10/29/2020 2:14 AM EST
Khamiis, October, 29, 2020 HOL) - Qarramada Midoobey ayaa si adag u cambaareysay dil toddobaadka dulleedka magaalada Muqdisho loogu geystay Labo ruux oo ka tirsanaa shaqaalahooda samafalka.
Maraykanka oo shaaciyay inuu Soomaaliya ka caawinayo xakamaynta ilaha dhaqaalaha Al-shabaab
10/29/2020 1:20 AM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegay inay diirada saarayso xaddidaada awooda al-Shabaab inay fuliso weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah, waxaa sidaasi lagu sheegay warbixin kasoo baxday howgalka Maraykanka ee Soomaaliya.
Qaramada Midoobay oo digniin kasoo saartay Ayax duulaan ku ah koonfurta Soomaaliya
10/29/2020 1:17 AM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL) - Hay'adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan Ayax duulaan ku ah gobolada koonfurta Soomaaliya, kaasoo khatar weyn u geysan kara haqab beelka cuntada.
Dowladda Soomaaliya oo si taxadar leh uga hadashay xadgudubkii ka dhanka ahaa Nebi Muxamed NNKH
10/29/2020 1:15 AM EST
Khamiis, October, 29, 2020 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xun tahay in lagu xad gudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee, iyada oo marmarsiyo laga dhiganayo xorriyadda hadalka.
Somali News
Walz: State plans to launch COVID-19 testing effort among young adults
-
MPR
10/29/2020 7:00 PM EST
Gov. Tim Walz said Wednesday that Minnesota is preparing for another possible expansion of its COVID-19 testing aimed at tamping down what has become a rapid increase in the presence of the disease statewide.
UN condemns murder of aid workers, calls for ‘comprehensive probe’
-
HOL
10/29/2020 8:18 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The UN in Somalia has condemned the murder of two aid workers who were involved in polio vaccination campaign in Mogadishu.
Kenyan sentenced to death by a Somali court over ties to terror group
-
Standard Digital
10/29/2020 7:40 AM EST
A Kenyan National has been sentenced to death by a Somali Military court over links to a terror group.
Benadir Police commander cleared of Al-Shabaab ties by UN
-
HOL
10/29/2020 3:30 AM EST
Mogadishu (HOL) - The United Nations has cleared brigadier general Sadiq Omar Mohamed (John), the commander of the Somali Police Force, on Wednesday of suspected links with Al-Shabaab.
Somali women demand guarantee of 30% of parliament in 2021 election
-
Reuters
10/29/2020 3:06 AM EST
Women's rights groups, prominent businesswomen and female politicians in Somalia are urging the country's male-dominated parliament to pass a bill reserving 30% of seats for women in next year's general election.
US Focused on Disrupting Finances for Somalia's Al-Shabab
-
AP
10/29/2020 1:36 AM EST
UNITED NATIONS (AP) — The United States strongly backed efforts to disrupt the illegal financing methods used by Somalia’s al-Shabab extremist group, which according to U.N. experts raised more than the $21 million it spent last year on fighters, weapons and intelligence.
Ethiopia: Authorities ban protests as “illegal and unnecessary”
-
Amnesty
10/29/2020 12:31 AM EST
Ethiopian authorities have banned peaceful protests against ethnically motivated killings which were due to take place on 28 October, in direct violation of the rights to freedom of expression and peaceful assembly, Amnesty International said today.
US Says 'Very Real' Risk Of Turkey Sanctions Over Russian Arms
-
AFP
10/29/2020 12:27 AM EST
A US official warned Wednesday that NATO ally Turkey faced a risk of sanctions after it defiantly tested Russia's S-400 air defense system.
Are Somali Americans the Swing Vote of the Future?
-
Ozy
10/29/2020 12:24 AM EST
In key swing states like Ohio, Minnesota and Maine, new immigrant communities such as Somali Americans are fast building political influence that could impact races.
Chair of Security Council’s Somalia Sanctions Committee Details Expert Group’s Findings on How Extremist Group Al-Shabaab Funds Activities
-
UN News
10/29/2020 12:21 AM EST
A group of United Nations-appointed experts detailed in its recent report how the Al-Shabaab extremist group raises funds for its activities, the Chair of the Security Council Committee pursuant to resolution 751 (1992) concerning Somalia said today, during a 28 October videoconference meeting.