Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Mar 17, 2020
Ciidamada amniga Puntland oo Bosaso ka wada howlgallo ka dhan ah Al-shabaab iyo Daacish
Talaado, Maarso, 17, 2020 (HOL)- Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa sheegay labadii habeen ee la soo dhaafay in ay ka wadeen gudaha magaalada Bosaso hawlgallo lagu xaqiijinayo amniga.
Ciidanku waxay sheegeen hawlgalladaas oo weli socda in lagaga hortagayo falal argagixiso oo kooxaha Al-shabaab iyo Daacish ku doonayaan in ay ku beegsadaan xarumaha maamulka, saldhigyada ciidamada iyo goobaha ay bulshadu ku kulanto sida masaajida iyo suuqyada magaalada Bosaso.
Ciidanka PSF oo kaashanaya shacabka magaalada Bosaso waxay sheegeen inay ku soo qabteen hawlgalladan xubno lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxahaa oo baaritaano ku socdaan.
Dhawaan, kooxda Daacish ayaa baraha internetka kusoo bandhigtay ciidamo cusub oo ay sheegeen inay ku xoojinayaan joogitaankooda gudaha Soomaaliya gaar ahaan buuraha gobolka Bari ee Puntland.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
War Murtiyeed lagasoo saaray shirkii wadatashiga Puntland iyo madaxweyne Deni oo dhigay gogol looga arinsado marxalada Soomaaliya
3/17/2020 10:54 AM EST
Talaado, Maarso, 17, 2020 (HOL)- Abdi Farah Juxa, wasiirkii hore ee arimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, ayaa madasha shirka wadatashiga ka hor akhriyay War-murtiyeedka Kasoo baxay shirka wadatashiga Puntland.
Somaliland : Guddida heer qaran ee ka hor tagga Xanuunka Corona Virus oo go’aammo soo saaray
3/17/2020 9:07 AM EST
Talaado, Maarso, 17, 2020 (HOL )– Guddida heer qaran ee u diyaar garow iyo ka hor taga xanuunka Corona Virus ayaa soo saaray amaro la farayo dadka, waxaana la joojiyey duulimaadyadii ka iman jirey dalalka uu ku badan yahay cudurkan iyo isku imaantanidii bulshada.
Shirkii wdatashiga Puntland oo maanta lasoo gabagabeynayo
3/17/2020 4:23 AM EST
Talaado, Maarso, 17, 2020 (HOL)- Shirka wada-tashiga Puntland ayaa maanta lasoo gabagabeynayaa, iyadoo la sugayo in lagasoo saaro war murtiyeed ay isku raaceen ergada shirweynaha isugu timid.
Dowladda federalka Soomaaliya oo ficil uga jawaabtay eedayntii beesha caalamka
3/17/2020 4:16 AM EST
Talaado, Maarso, 17, 2020 (HOL)- Dowladda federalka Soomaaliya, ayaa ficil uga jawaabtay eedayntii beesha caalamka, kadib markii lagu cambaareeyay inay dano siyaasadeed u weecisay howlgalladii milatari ee ka socday gobolka Shabeeladda hoose ee lagula dagaalamayay Al-shabaab.
Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo Guddi u magacaabay ka hortaga cudurka Coronavirus
3/17/2020 2:51 AM EST
Talaado, Maarso, 17, 2020 (HOL)-Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association) ayaa iskugu yimid gelinkii dambe ee shalay kulan deg deg ah oo looga arinsanayey sidii dhaqaatiirtu ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen ka hortaga iyo la dagaalanka cudurka sida ba'an dunida ugu faafaya ee Coronavirus oo kiiskii ugu horeeyey laga helay Soomaaliya.
Dad loo xir xiray dilka taliyihii sirdoonka gobolka Sool oo xalay Laascaanood lagu dilay
3/17/2020 2:36 AM EST
Talaado, Maarso, 17, 2020 (HOL)-Rag hubeysan ayaa habbeenimadii xalay degmada Laascaanood ee gobolka Sool waxaa ay toogasho ku dileen taliyihii sirdoonka gobolka oo lagu magacaabi jiray Cabdiqani Guhaad xili ku sugnaa meel aan ka fogeyn gurigiisa.
Somali News
NBA Star Kevin Durant Has Tested Positive For The Coronavirus
-
Buzzfeed News
3/17/2020 6:31 PM EST
NBA star Kevin Durant has tested positive for the coronavirus, he told The Athletic on Tuesday.“Everyone be careful, take care of yourself and quarantine......
AFRICOM predicts mission training Somalia’s ‘Lightning Brigade’ will last until 2027
-
Military Times
3/17/2020 11:34 AM EST
U.S. Africa Command isn’t expecting it’s mission to build up Somalia’s Danab Advance Infantry Brigade to end anytime soon.
As it moves closer to Eritrea, Egypt eyes military base on Nora island
-
Eritrea Hub
3/17/2020 11:25 AM EST
There have been unconfirmed reports that Egypt may be moving close to an agreement with Eritrea, with which ties have been warming in recent years, to host a new Egyptian naval base on Nora island.
Trump’s embrace of Mohammed bin Salman is now costing him dearly
-
The Washington Post
3/17/2020 11:15 AM EST
Donald Trump made one of the biggest mistakes of his presidency in the spring of 2017, when he offered an unconditional embrace to the then-emerging 31-year-old ruler of Saudi Arabia, Mohammed bin Salman, and adopted his agenda of aggressively confronting Iran.
Favipiravir shows good clinical efficacy in treating COVID-19: official
-
Xinhua
3/17/2020 11:05 AM EST
China has completed the clinical research of Favipiravir, an antiviral drug that has shown good clinical efficacy against the novel coronavirus disease (COVID-19), according to an official Tuesday.
It’s all lies, returnee says of Shabaab promises to youth
-
Daily Nation
3/17/2020 9:23 AM EST
A paltry Sh14,000 lunch allowance split between nine unemployed youths, a promise to serve in the Somali National Army, and a promised Sh10 million payout is all it took to convince Kenyan youngsters to join the Al-Shabaab militant group.
PM lauds SNA and AMISOM troops for capturing Jannale
-
OPM
3/17/2020 8:58 AM EST
The Somali National Army (SNA) has today liberated Jannaale town, about 95 kilometers South-West of Mogadishu from Al Shabaab terrorist group. Janaale is approximately 14 kilometers off the Coastal city and Regional Capital of Marka.
Ethiopia bans public events as coronavirus cases hit five
-
Daily Nation
3/17/2020 5:49 AM EST
Ethiopia has announced closure of schools and suspension of sporting events, as well as a ban on large gatherings across the country as a precautionary measure to contain the spread of coronavirus (Covid-19).
AMISOM hands over OPD near Halane to the govt of Somalia
-
AMISOM
3/17/2020 4:35 AM EST
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has handed over the security responsibilities of a community near the Halane basecamp back to the Federal Government of Somalia. The handover is part of the Somalia Transition Plan, which is a gradual transfer of security responsibilities from AMISOM to the Somali security forces.
Jubaland forces still holed up in Mandera – Roba
-
The Star
3/17/2020 2:23 AM EST
Mandera Governor Ali Roba has said the county is still unstable and Jubaland security forces are still holed up in the county.
Coronavirus causes historic market drop, global scramble to contain 'invisible enemy'
-
Reuters
3/17/2020 12:18 AM EST
Coronavirus fears led to a historic drop in U.S. stocks, shut borders and disrupted daily life around the world, as governments took increasingly drastic measures to try to reduce the severity of the global outbreak.
British actor Idris Elba tests positive for coronavirus
-
AFP
3/17/2020 12:11 AM EST
British actor Idris Elba is the latest celebrity to test positive for coronavirus, tweeting in a video Monday that he had no symptoms yet but was quarantining.
Somali government warns illegal fishing boats about entering territorial water
-
Middleeastmonitor
3/17/2020 12:08 AM EST
The Somali government has warned illegal fishing boats not to enter its territorial waters without obtaining the necessary permit.