Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Mar 13, 2020
Wasiir Cawad: Madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Kheyre waxay guul u rajeeyeen shirka wadatashiga Puntland
Jimco, Maarso, 13, 2020 (HOL)- Wasiirka arrimaha dibada dowladda federalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, halkaas oo ay ka socoto qaban qaabada shirweynaha wadatashiga Puntland.
Wafdiga uu hoggaaminayay oo isugu jiray wasiirro iyo xildhibaano katirsan labada aqal ee barlamaanka ayaa ka qeyb galaya shirka wadatashiga Puntland oo Garowe ka dhacaya 15-ka bishaan march.
Wasiirka arrimaha dibada Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Kheyre ay bogaadin usoo direen shacabka Puntland ayna guul u rajeeyeen shirka wadatashiga.
Wuxuu sheegay wasiirku inay Puntland marti qaaday wakiilada u matala dowladda federalka Soomaaliya si ay shirkaan kaalin uga qaataan.
Shirka wadatashiga Puntand ayaa la filayaa inuu kulmiyo dad badan oo kala aragti duwan, iyadoo ay xusid mudan tahay in weli guddiga qaban qaabadu aanu soo gudbin ajendaha shirkaan.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Kenya oo baajisay kulan dhexmari lahaa Uhuru Kenyatta iyo Farmaajo
3/13/2020 6:54 PM EST
Jimco, Maarso, 13, 2020 (HOL)- Wasaaradda arrimaha dibada Kenya ayaa qoraal kooban oo kasoo baxay ku sheegay in daruufo jira awgood loo baajiyay kulan dhexmari lahaa madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Madaxweyne Trump oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo Maraykanku galayo
3/13/2020 5:24 PM EST
Jimco, Maarso, 13, 2020 (HOL)- Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo uu dalkiisu galayo, oo ah isku day la doonayo in lagu joojiyo cudurka coronavirus ee Mareykanka.
Somaliland oo joojisay dal ku galkii ay siin jirtay dadka ka imanaya Itoobiya ee ku socda Somaliland
3/13/2020 12:11 PM EST
Jimco, Maarso, 13, 2020 (HOL )–Somaliland ayaa si ku meel gaadh ah u joojisay bixintii dal ku galka la siin jirey dadka ka imanaya Itoobiya ee Somaliland iman jirey.
Dalka Ethiopia oo laga helay kiiskii ugu horeeyay ee cudurka Coranavirus
3/13/2020 8:14 AM EST
Jimco, Maarso, 13, 2020 (HOL)- Ethiopia ayaa xaqiijisay kiiskeedii ugu horreeyay ee cudurka 'coronavirus in dalkeeda laga helay.
Puntland: Siyaasiyiin dhaliilay habka loo maamulayo shirka wadatashiga Puntland
3/13/2020 8:11 AM EST
Jimco, Maarso, 13, 2020 (HOL)- Dowlad gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa labo maalin kadib isugu imaandoona shirweynihii ugu horeeyay ee lagaga tashanayo masiirka Puntland ee Soomaaliya.
Kenya oo laga helay kiiskii ugu horeeyay ee cudurka Coranavirus
3/13/2020 6:05 AM EST
Jimco, Maarso, 13, 2020 (HOL)- Kenya ayaa xaqiijisay kiiskeedii ugu horreeyay ee ah cudurka coronavirus, isagoo laga helay gabar 27 jir ah oo ka soo laabatay Mareykanka iyadoo soo martay London.
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo la hubinayo in ay ka bed qabaan cudurka Coronavirus
3/13/2020 2:16 AM EST
Jimco, Maarso, 13, 2020 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in jiraan afar muwaadin oo Soomaali ah oo ka yimid dalka Shiinaha, oo ay u karantiileen si ay u xaqiijiyaan inay ka bed qabaan fayruska Coronavirus ee dunida faraha ba’an ku haya.
Somali News
France, where Face Veil is Banned, Now Forcing People to Wear Veil Because of Coronavirus
-
The Islamic Information
3/13/2020 7:43 PM EST
A few days back, we had reported that France was the first European Country that banned veils (Covering of face) in public places.
Council of Imams in Canada call for suspension of prayer meetings in mosques over corona virus spread
-
HOL
3/13/2020 12:17 PM EST
TORONTO (HOL) - The Council of Imams in Canada has called for the suspension of the Friday prayer meetings in mosques starting today in the wake of the novel corona virus that is fast spreading across the
‘Dusty run-way’ for $4.3m? Somalis online question cost of Barawe airport
-
HOL
3/13/2020 9:22 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The opening of the newly built Barawe Airport has been greeted with sharp criticism as Somalis online question the quality of the work noting the $4.3 million project did not match the output.
Ethiopia Confirms Its First Case of Coronavirus
-
Reuters
3/13/2020 9:15 AM EST
Ethiopia has confirmed its first case of the new coronavirus, the country's public health institute told Reuters on Friday.
Kenya reports first case of corona virus, government calls for vigilance
-
HOL
3/13/2020 4:39 AM EST
NAIROBI (HOL) - The first case of the novel Corona Virus has been reported in Kenya, the government announced Friday morning calling for vigilance as the country’s preparedness to handle the disease is now put to test.
Kenya confirmed its first Coron case
-
Daily Nation
3/13/2020 4:03 AM EST
Kenya has confirmed its first Coronavirus case.
Sophie Trudeau, wife of Canadian Prime Minister, tests positive for coronavirus
-
CNN
3/13/2020 12:24 AM EST
Canadian Prime Minister Justin Trudeau will isolate himself for 14 days after his wife, Sophie Grégoire Trudeau, tested positive for coronavirus.
Eastleigh traders hit by coronavirus shock wave
-
Standard Digital
3/13/2020 12:22 AM EST
With its Somali traders, Eastleigh, a bustling suburb on the outskirts of Nairobi, is easily the small Somalia in Kenya.
Showing of local film on Somali families March 17
-
Apg
3/13/2020 12:15 AM EST
UWEC-Barron County is sponsoring a showing of the film “Somali Stories of Family Separation” at 12:30 p.m. on Tuesday, March 17 in the Blue Hills Lecture Hall, on campus at 1800 College Drive in Rice Lake.